{"id":14578,"date":"2015-11-26T14:38:43","date_gmt":"2015-11-26T13:38:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14578"},"modified":"2015-11-26T14:38:43","modified_gmt":"2015-11-26T13:38:43","slug":"sawiro-gudoomiyaha-barlamaanka-dowladda-puntland-oo-la-kulmay-madaxda-hayada-undp","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14578","title":{"rendered":"Sawiro: Gudoomiyaha Barlamaanka Dowladda Puntland oo la kulmay Madaxda Hay\u2019ada UNDP"},"content":{"rendered":"<p>26 Nov 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa kulan maanta la qaatay madaxda Hay\u2019ada UNDP Soomaaliya iyo Puntland, waxaana Gudoomiyaha Baarlamaanku uu kala hadlay madaxda Hay\u2019ada UNDP dhamaystirka mashaariicda ay Baarlamaanka la wado iyo sidii ay isula meeldhigi lahaayeen qorsahayaasha sanadka dambe.<\/p>\n<p>Madaxda Hay\u2019ada UNDP ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay sii xoojiyaan wadashaqaynta Baarlamaanka Puntland, waxaan ay hambalyo u geeyeen Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka dowladda Puntland ay soo doorteen mudane Axmed Cali Xaashi oo horay u balanqaaday xoojinta xiriirka Baarlamaanka iyo Hay\u2019adaha lashaqeeya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi wuxuu dhankiisa Hay\u2019ada UNDP uga mahadceliyey shaqooyinka ay barlamaanka lawado, wuxuuna intaasi ku daray inay jiraan baahiyo badan oo kajira xarunta Baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe iyo guud ahaan xafiisyada Baarlamaanka ee Gobolada dalka.<\/p>\n<p>Xoghayaha Baarlamaanka Puntland Cali Axmed Saalax oo warbahainta lahadlay kulanka kadib wuxuu sheegay in Hay\u2019adu ay Baarlamaanka horay uga caawisay arrimaha qalabka xafiisyada xarunta Baarlamaanka, internetka, ayna sanadka dambe qaab casri ah u dhisi doonto fadhiga barlamaanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60042\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/vlcsnap-2015-11-26-02h16m05s511.png\" alt=\"vlcsnap-2015-11-26-02h16m05s51\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60043\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/vlcsnap-2015-11-26-02h16m29s72.png\" alt=\"vlcsnap-2015-11-26-02h16m29s72\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60044\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/vlcsnap-2015-11-26-02h16m48s40.png\" alt=\"vlcsnap-2015-11-26-02h16m48s40\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60045\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/vlcsnap-2015-11-26-02h16m56s75.png\" alt=\"vlcsnap-2015-11-26-02h16m56s75\" width=\"640\" height=\"360\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-60046\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/vlcsnap-2015-11-26-02h17m11s236.png\" alt=\"vlcsnap-2015-11-26-02h17m11s236\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Nov 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa kulan maanta la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14578","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1236,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14580,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14578\/revisions\/14580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}