{"id":14581,"date":"2015-11-26T14:54:06","date_gmt":"2015-11-26T13:54:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14581"},"modified":"2015-11-26T14:54:06","modified_gmt":"2015-11-26T13:54:06","slug":"maqaal-haddaan-dhismayaasha-waddoooyinka-ku-dagaalamayno-maxaan-heshiis-ku-nahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14581","title":{"rendered":"Maqaal: Haddaan dhismayaasha  waddoooyinka ku dagaalamayno maxaan heshiis ku nahay?!!"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Gobollka Mudug\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0dhaca\u00a0\u00a0bartamaha Soomaaliya\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0Gobol\u00a0\u00a0muhiim u ah\u00a0\u00a0dhammaan ummadda Soomaaliyeed\u00a0\u00a0\u00a0maarka\u00a0\u00a0\u00a0loofiirsho isku xirka Gobollada Soomaaliya ee\u00a0\u00a0waqooyiga iyo koonfurta\u00a0\u00a0daggaal mudug\u00a0\u00a0ka dhacaa\u00a0\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0dhaawacaya\u00a0\u00a0\u00a0dhamman\u00a0\u00a0ummadda Soomaaliyeed min waqooyi min\u00a0\u00a0koonfur ilaa\u00a0\u00a0Galbaadka..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\"><i>Soomaalidu waxay ku maahmaahda\u00a0\u00a0Nin geeliisa\u00a0\u00a0dhacaya looma hiiliyo)`\u00a0\u00a0waxaan ula jeeda Soomaalidu haddii\u00a0\u00a0ayku dagalamayaan\u00a0\u00a0waddo la\u00a0\u00a0dhisaayo sidee adduunyadu innoo caawin kartaa??..<\/i><\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\"><i>\u00a0<\/i><\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Daggaalka Gaalkacayo\u00a0\u00a0\u00a0ku dhex maray\u00a0\u00a0Puntland iyo Galmudug\u00a0\u00a0sida dhabtaa wuxuu ka bilowday\u00a0\u00a0waddo la dhisaayo oo\u00a0\u00a0laamiga dheer ee\u00a0\u00a0waqooyiga iyo koonfurta isku xira uga dhacaysa\u00a0\u00a0koonfur galbeed Gaalkacayo\u00a0\u00a0oo waliba laami la saaraayo\u00a0\u00a0\u00a0waxaan lasoconaa\u00a0\u00a0Ummadda Soomaaliyeed inay\u00a0\u00a0\u00a0u, ooman yihiin ama u baahanyihiin\u00a0\u00a0in la dhiso kaabayaasha bulshada\u00a0\u00a0sida Waddooyinka\u00a0\u00a0Cisbitaaladda iwm.. laakiin\u00a0\u00a0haddii\u00a0\u00a0lagu dagaalamo\u00a0\u00a0waddo\u00a0\u00a0la dhisaayo\u00a0\u00a0\u00a0maxay Soomaali ku heshiinaysaa?..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Haddiise\u00a0\u00a0Puntland\u00a0\u00a0waddo dhisto\u00a0\u00a0oo\u00a0\u00a0laami saarto\u00a0\u00a0oo\u00a0\u00a0garsiiso ilaa\u00a0\u00a0bartamaha Soomaaliya\u00a0\u00a0ama\u00a0\u00a0Cadaado ama Hiiraan,\u00a0\u00a0maxay tahay\u00a0\u00a0dhibaatada\u00a0\u00a0ka imaan karta??\u00a0\u00a0faa\u2019iido mooyee\u00a0\u00a0\u00a0soo hormar\u00a0\u00a0ummadda Soomaaliyeed\u00a0\u00a0gaar ahan Gobolka Mudug u soo kordhay mahan??, haddii\u00a0\u00a0\u00a0dhismaha waddanka lagu dagaalamo\u00a0\u00a0ma waxaan ku heshiin doona\u00a0\u00a0burburinta waddanka??..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Nabad\u00a0\u00a0ayaa naas lanuugo leh waa xigmad Soomaaliyeed\u00a0\u00a0Gaalkacayo\u00a0\u00a0waa goob nasiib badan haddana\u00a0\u00a0waa goob nasiib xun\u00a0\u00a0\u00a0haddii aan kala qaado\u00a0\u00a0waxay ku nasiib wacan tahay\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0Gobolka ama goobta isku xirta waqooyiga Soomaaliya iyo Koonfurta waa\u00a0\u00a0Gobol ku yaal\u00a0\u00a0meel istiraatiijiya),\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0isku xiraa Soomaali oo dhan\u00a0\u00a0ka soo bilow dhanka\u00a0\u00a0Soomaali\u00a0\u00a0galbeed\u00a0\u00a0waqooyi iyo Koonfur iyo bari..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Haddana waa gobol nasiib daran ama\u00a0\u00a0nasiib\u00a0\u00a0xun waayo\u00a0\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0lagu\u00a0\u00a0dagganyahay\u00a0\u00a0Qori caaradiis\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0waxaa marwalba\u00a0\u00a0Mudug ka dhaca daggaal micno daraa\u00a0\u00a0waxaana\u00a0\u00a0naftooda ku waayo\u00a0\u00a0Carruur\u00a0\u00a0Haween iyo\u00a0\u00a0masaakiin aan\u00a0\u00a0waxba galabsan\u00a0\u00a0yaa qaadaya mas`uuliyaddaas??..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Gobolka Mudug\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0soo maray\u00a0\u00a0dhabatooyin badan oo uu kala sinaa\u00a0\u00a0Gobollada\u00a0\u00a0Soomaaliya qaybtood\u00a0\u00a0\u00a0wuxuuse u gaara\u00a0\u00a0inaysan jirin isku kalsooni\u00a0\u00a0ka dhaxaysa labada dhinac ee Waqooyiga iyo Koonfurta\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0waxaana mar kastaa\u00a0\u00a0ku soo noq noqda\u00a0\u00a0daggaal aan\u00a0\u00a0lahayn ujeeddo\u00a0\u00a0iyo hadaf..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Waxaan ku soo koobaya\u00a0\u00a0wixii nabad lagu waayo\u00a0\u00a0wallee\u00a0\u00a0inaan\u00a0\u00a0daggaal lagu helayn\u00a0\u00a0\u00a0waxaan wax garadka dhalinta\u00a0\u00a0iyo\u00a0\u00a0maamuladda Gaalkacayo ka taliya\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0ugu baaqayna inay\u00a0\u00a0nabada ka shaqeeyaan inay colaad ka fogaadaan\u00a0\u00a0wixii is maan dhaafana lagu dhameeyo\u00a0\u00a0gogol\u00a0\u00a0iyo wada xaajood..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Nabad\u00a0\u00a0ayaa naas la nuuga leh<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Colaad\u00a0\u00a0wiil kuma dhasho ee\u00a0\u00a0wiil iyo gabar ayaa ku dhintaa<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Ummad\u00a0\u00a0gogosheed\u00a0\u00a0waa nabad<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Cabdinuur Faarax Maxamuud<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\">Guuleed72@hotmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobollka Mudug\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0dhaca\u00a0\u00a0bartamaha Soomaaliya\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0Gobol\u00a0\u00a0muhiim u ah\u00a0\u00a0dhammaan ummadda Soomaaliyeed\u00a0\u00a0\u00a0maarka\u00a0\u00a0\u00a0loofiirsho isku xirka Gobollada Soomaaliya ee\u00a0\u00a0waqooyiga iyo koonfurta\u00a0\u00a0daggaal mudug\u00a0\u00a0ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14581","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1225,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14583,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14581\/revisions\/14583"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}