{"id":1469,"date":"2014-08-12T20:16:25","date_gmt":"2014-08-12T18:16:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1469"},"modified":"2014-08-12T20:17:19","modified_gmt":"2014-08-12T18:17:19","slug":"dhagayso-nabadoon-yaasiin-cabdisamad-areey-xuduuda-talyaaniga-ee-gobolada-dhexe-buuryaqab-aay-taala","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1469","title":{"rendered":"Dhagayso: Nabadoon Yaasiin Cabdisamad: \u2019Areey Xuduuda Talyaaniga ee Gobolada Dhexe Buuryaqab aay taala"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo nabadoon u ah beel ka mid ah beelaha dega Gobolka Mudug ayaa sheegay in aysan u soconayn madaxweynaha DFS Xasan.Sh boobka uu damaaciyey in uu ku boobo Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/546.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1471\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/546-300x159.jpg\" alt=\"546\" width=\"300\" height=\"159\" \/><\/a><\/p>\n<p>Yaasin \u00a0ayaa yiri isagoo hadalka sii wata in reer Puntland ay Aqoon,waqti iyo dhaqaale galiyeen midnimada umada Soomaaliyeed,ayna horseedeen in Dowladu ay kabaxdo KMG-nimada, taas badalkeeda Puntland loogu abaal guday in la isku dayo in meesha laga saaro jiritaankeeda,si ay ula mid noqoto Gobolada dhibaatada ay ka jirtay 23-sano ee tagay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/43.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-262\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/43.jpg\" alt=\"43\" width=\"147\" height=\"176\" \/><\/a><\/p>\n<p>Yaasiin ayaa isagoo u digaya dadka damaaciyaya dhulka Puntland wuxuu yiri \u2018\u2019Dir waxay yiraahdeen Daarood baan rabnaa inaan xoog ku qabsano,oo Ingiriiskii ayaa nooga tagay,dhaxal baan u leenahay,war goormaa Ingiriisku na yeeshay?!!,goormaa noqonay Bidood ama dad la leeyahy,xalay qolyahaan Hawiye ayaa lahaa \u2018\u2019Areey Xuduuda Talyaaniga Buuryaqab ayay taala Xuduuda Gobolada Dhexe,war dad Jeeb gali kara ma nihin,waxaan leenahay qolo kasta meesha ILAAHAY ku beeray Ceelka iyo Carshinta u ah ayaa tilmaan iyo talo inoo ah\u2019\u2019.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/470.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1234\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/470.jpg\" alt=\"470\" width=\"259\" height=\"194\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/547.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1472\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/547.jpg\" alt=\"547\" width=\"240\" height=\"134\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gabagabadii Yaasiin wuxuu ugu digay Madaxweyne Xassan Culusoow inuusan ku shaqayn fikirka \u00a0Axmed Diiriye iyo Xaad,oo diidan Midnimada iyo wada jirka umada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Dhagayso Codka Yaasiin<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-1469-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Yasin-asamad.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Yasin-asamad.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Yasin-asamad.wav<\/a><\/audio>\n<p><strong>Xafiiska Wararka Gaalkacyo<\/strong><br \/>\n<strong> Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo nabadoon u ah beel ka mid ah beelaha dega&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1469","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2119,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1469"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1474,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1469\/revisions\/1474"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}