{"id":14813,"date":"2015-12-02T09:55:18","date_gmt":"2015-12-02T08:55:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14813"},"modified":"2015-12-02T09:55:18","modified_gmt":"2015-12-02T08:55:18","slug":"deg-deg-madaxweyne-gaas-ckariim-oo-kulmaya-kadib-markii-beesha-caalamku-ku-cadaadisay-gaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14813","title":{"rendered":"DEG DEG: Madaxweyne Gaas &#038; C\/kariim oo kulmaya kadib markii Beesha Caalamku ku cadaadisay Gaas"},"content":{"rendered":"<p><b>2 Dec 2015 (Puntlandes)\u00a0<\/b>Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa cadaadis uga yimid Beesha Caalamka kadib ugu dambayn aqbalay inuu la kulmo hogaamiyaha maamulka Cadaado Cabdikariin Xuseen Gulled.<\/p>\n<p>Goor dhow ayaa waxa la filayaa inuu kulanku ka qabsoomaya garoonka diyaaraddaha ee Cabdullaahi Yuusuf Axmed ee magaalada magaalada Gaalakcyo.<\/p>\n<p>Xubno ka socda beesha caalamka ayaa garoonka ku sugan iyo wafdiga Raysul wasaarahe Sharmaake, kuwaas oo garwadeen ka ahaa kulanka labada mas\u2019uul oo noqonayso markii ugu horeysay ooay is horfadhiisandoonaan.<\/p>\n<p>La kulanka Cabdikariim ee ay Beesha Caalamka ku qasabtay madaxweyne Gaas waxba masoo kordhinayso.<\/p>\n<p>Kala soco Warbaahinta wixii kusoo kordha wararka Gaalkacyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Dec 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa cadaadis uga yimid Beesha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14813","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1232,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14814,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14813\/revisions\/14814"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}