{"id":14815,"date":"2015-12-02T10:18:25","date_gmt":"2015-12-02T09:18:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14815"},"modified":"2015-12-02T12:45:59","modified_gmt":"2015-12-02T11:45:59","slug":"deg-degciidanka-puntland-oo-hawlgal-ka-fuliyey-koonfurta-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=14815","title":{"rendered":"DEG DEG:Ciidanka Puntland oo Hawlgal ka fuliyey koonfurta Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>2 Dec 2015 (Puntlandes) Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland ayaa saaka Hawlgal ka fuliyey Koonfurta Gaalkacyo kadib markii ay soo hujuumeen Malayshida Xaafada Baraxleey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/159d.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-14658\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/159d.gif\" alt=\"159d\" width=\"418\" height=\"182\" \/><\/a><\/p>\n<p>Kadib dagaal ay saaka Malayshiyada Xaafada Baraxleey kusoo qaadeen Ciidamada Puntland ayaa iska caabin uu Ciidanku sameeyey iyo Hawlgal sifayn ah waxaa Ciidamada Puntland u suurto galay inay isku fidiyaan dhul aad u balaaran.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa isku fidiyey Xaafada Madhimaamka iyo Kaam Ajuuran ilaa iyo wada sodonka eeXaafada Baraxleey.<\/p>\n<p>Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Xaafada Baraxleey ayaa waxay u xaqiijiyeen Warbashinta Puntlandes in laga qaxay dhamaan Hoteeladii ku yaalay Xaafada Baraxleey, kuwaasoo isku eeriyo ku wado yaalay.<\/p>\n<p>Hoteelada laga qaxay ayaa waxay yihiin Hotel Embasy, Hotel 5 Star, Hotel Maka Al Mukarama.<\/p>\n<p>Wararka Gaalkacyo kala soco Warbashinta Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Dec 2015 (Puntlandes) Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland ayaa saaka Hawlgal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-14815","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1667,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=14815"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14818,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/14815\/revisions\/14818"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=14815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=14815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=14815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}