{"id":15002,"date":"2015-12-06T20:05:15","date_gmt":"2015-12-06T19:05:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15002"},"modified":"2015-12-06T20:05:15","modified_gmt":"2015-12-06T19:05:15","slug":"tacsi-marxuum-dr-xuseen-cabdulaahi-axmed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15002","title":{"rendered":"Tacsi: Marxuum Dr Xuseen Cabdulaahi Axmed"},"content":{"rendered":"<p>Inaa Ilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun waxaa 4tii bishan Dec 2015 ku geeryooday Magaalada Hargaysa ee \u00a0Caasidda Somaliland Marxuum Dr Xuseen C\/laahi Axmed.<\/p>\n<p>Marxuum Dr Xuseen C\/laahi Axmed wuxuu ka mid ahaa Dhakhaatiirta Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliand<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/154a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-14782\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/154a.png\" alt=\"154a\" width=\"469\" height=\"338\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mahamed Cumar, Mahdi, Sheekh Cismaan, Sheekh Maxamuud, Dr Yaasin, Sharmarke, Liibaan, Dr Biixi, Axmed, Cabdi Digdigle, Xaaji Yuusuf, waxay tacsi u dirayaan Qoyskii iyo Eheladii uu ka Geeriyooday Marxuum Dr Xuseen C\/laahi Axmed.<\/p>\n<p>Waxay kaloo si gaar ah tacsi ugu dirayaan Marxuumka\u00a0Xaaskii iyo Carurtii uu ka tagtay oo kala jooga Hargaysa iyo Canada iyo Marxuumka walaakiis Maxamed Cabdulaahi Axmed iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa oo ku nool dalka Sweden, waxayna leeyihiin samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo\u00a0waxayna Allah uga baryayaan Marxuumka in uu naxariistiisa siiyo,\u00a0Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.<\/p>\n<p>Amiin Amiin, Amiin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inaa Ilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun waxaa 4tii bishan Dec 2015 ku geeryooday Magaalada Hargaysa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15002","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1192,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15003,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15002\/revisions\/15003"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}