{"id":1517,"date":"2014-08-14T20:01:06","date_gmt":"2014-08-14T18:01:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1517"},"modified":"2014-08-14T20:01:55","modified_gmt":"2014-08-14T18:01:55","slug":"gobolka-mudug-xasan-culusoow-oo-shaaciyey-wax-uu-ugu-yeeray-gudi-ka-shaqaynaya-dhisida-dowlada-gobolada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1517","title":{"rendered":"Gobolka Mudug: Xasan Culusoow oo shaaciyey wax uu ugu yeeray Gudi ka shaqaynaya dhisida Dowlada Gobolada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Warbaahinta caalamiga ee Puntlandes ayaa ogaatay in DFS ta Xasan Culusoow, ay dhiseen wax ay ugu yeereen gudiga ka soo shaqeyn doonto dhameystirka Maamulka Galgaduud iyo <strong>Mudug<\/strong>. Wuxuuna ka Kooban yahay \u201dGudigu\u201d <strong>25 Xubnood<\/strong><br \/>\nXubnaha Gudigan ayaa waxay kala yihiin qabiiladooda iyo meesha ay ka soo jeedaan sidan hoose:<br \/>\n1- Beesha Habargidir ee Gobolka Galgaduud iyo Mudug ,waxaa ay heleen 9 Xubnood.<\/p>\n<p>2-Beesha Murusade ee Gobolka Galgaduud,waxaa ay heleen 3 Xubnood.<\/p>\n<p>3-Beesha Abgaal ee Gobolka Galgaduud,waxaa ay heleen 2 Xubin.<\/p>\n<p>4-Beesha Duduble ee Gobolka Galgaduud,waxaa ay heleen 1 Xubin.<\/p>\n<p>5-Beesha Sheikhal ee Gobalka Mudug waxaa ay heleen 1-xubin.<\/p>\n<p>6-Beesha Mareexaan ee gobolka Galgaduud,waxaa ay heleen.3-xubnood.<\/p>\n<p>7-Beesha <strong>Majeerteen<\/strong> ee Gobalka Mudug waxa ay heleen <strong>2-xubnood<\/strong> <strong>waqooyiga Mudiug (Puntland)<\/strong><\/p>\n<p><strong><br \/>\n<\/strong>8-Beesha <strong>Leelkase<\/strong> ee Gobalka <strong>Mudug<\/strong> waxa ay heleen,<strong>2-xubnood waqooyiga Mudiug (Puntland)<\/strong><\/p>\n<p>9-Beesha <strong>Dir<\/strong> ee Gobalka <strong>Mudug<\/strong> waxa ay heelen <strong>1-xubin waqooyiga Mudiug (Puntland)<br \/>\n<\/strong><br \/>\n10-Beesha <strong>Carab Saalax<\/strong> ee Gobalka <strong>Mudug<\/strong> waxaa ay heelen <strong>1-xubin<\/strong> <strong>waqooyiga Mudiug (Puntland)<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa lagu xusay magacaabitaanka sidatan:<\/p>\n<p>Sida loo soo xulay Gudigan wuxuu ku salaysan yahay sida loo kala degen yahay Gobolada,Mudug iyo Galguduud.<\/p>\n<p>Waxaana ugu badan degaan ahaan labadaas Gobol (1)Beesha Habargidir (2) Beelaha Murusade i(3)Mareexaan (4) Leelkase (5) Others (dadka laga tirada badan yahay.<\/p>\n<p>Waxaa intaa lagu sii daray in ay ku qanceen dhamaan qabiilada degan labadaas Gobol.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudiga 25 ka ah <strong>16 waa Hawiye!!!!!<\/strong> <strong>Halka ay 9 xubnood Habargidir ka yihiin!!!!!!!<\/strong><\/p>\n<p><strong>FG: Beelweynta Majeerteen ee Gobolka Mudug waxaa lagu daray dadka laga tiro badan yahay (Others) War bal dayoooy<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xagee wax si ka yihiin<\/strong><\/p>\n<p>Reer Puntland iyo reer Mudug midna lagalama tashan<\/p>\n<p>raalina kama aha waana waali cad oon Geedna loogu soo gaban.Reer Mudug waa Puntland wayna ahaan doonaan.\u00a0 Xasan Culusoow iyo xertiisa ay waalidu la tagtay waxay guureen Geedi qalad ah oo la rabo in Federaalka lagu carqaladeeyo colaadna lagu huriyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xafiiska wararka<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta caalamiga ee Puntlandes ayaa ogaatay in DFS ta Xasan Culusoow, ay dhiseen wax ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1517","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2682,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1517"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1519,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1517\/revisions\/1519"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}