{"id":15201,"date":"2015-12-13T14:13:54","date_gmt":"2015-12-13T13:13:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15201"},"modified":"2015-12-13T14:13:54","modified_gmt":"2015-12-13T13:13:54","slug":"dhageyso-khudbadihii-madaxweynayaasha-puntland-jubaland-ee-shirka-madatasha-wadatashiga-ee-muqdisho-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15201","title":{"rendered":"Dhageyso: Khudbadihii Madaxweynayaasha Puntland &#038; Jubaland ee Shirka Madatasha Wadatashiga ee Muqdisho ka socda"},"content":{"rendered":"<p>13 Dec 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbadii uu ka jeediyey Shirka madasha wadatashiga Habka ay noqonayso Doorashada 2016ka.<br \/>\nMadaxweyne Gaas ayaa khudbadiisa ku sheegay in Dowladda Puntland ay ku shaqaynayso aragtida Shacabka reer Puntland oo aan doonayn 4.5, ee doonaya habka in Deegaanada ay ku yimaadaan Xildhibanaada la soo Dooran doono 2016ka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/85c.png\" rel=\"attachment wp-att-12438\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-12438\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/85c.png\" alt=\"85c\" width=\"469\" height=\"259\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gaas ayaa waxaa uu si cad meesha uga saaray inay haboon tahay in la \u00a0maanta isku raacaan aragti kale oo ka duwan 4.5.<\/p>\n<p>Halkaan ka dhageyso khudbaddi Madaxweyne Gaas<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-15201-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/gaas13.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/gaas13.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/gaas13.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Dhanka kale Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa isna khudbad taariikhi ah ka jeediyay Shirka madasha wada tashiga ee haatan ka socota Muqdisho.<br \/>\nAxmed Madoobe ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahantahay aan ahayn habkii hore ee 4.5, waxa uuna intaas kusii daray inay doonayaan in Deegaan wax lagu soo xulo.<\/p>\n<p>Halkaan ka dhageyso khudbaddi Madaxweyne Axmed Madoob<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-15201-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/Axmed13.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/Axmed13.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/Axmed13.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Dec 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbadii uu ka jeediyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15201","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1337,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15204,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15201\/revisions\/15204"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}