{"id":15678,"date":"2015-12-26T16:42:42","date_gmt":"2015-12-26T15:42:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15678"},"modified":"2015-12-26T16:42:59","modified_gmt":"2015-12-26T15:42:59","slug":"askari-ka-mid-ahaa-dhaawacii-xamar-la-geeyey-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15678","title":{"rendered":"Askari ka mid ahaa Dhaawacii Gaalkacyo ee Xamar la geeyey oo Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>26 Dec 2015 (Puntlandes) War ay ka heshay Warbaahinta Puntlandes magaalada xamar ee xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in\u00a0Askari ka mid ahaa Dhaawacii Gaalkacyo ee Xamar la geeyey uu u\u00a0Geeriyooday dhawicii kasoo garaay dagaalkii Gaalkayo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/175.jpg\" rel=\"attachment wp-att-15115\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-15115\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/175.jpg\" alt=\"175\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhaawacii Gaalkacyo ee Xamar la geeyey ayaa waxaa la dhigay Cisbitaalka Turkiga ee Ex Digfeer, halkaasoo loo geeyey in lagu dabiibo laakiin ay la soo deristay baahi Caafimaad kadib markii ay ka waayeen Cisbitaalkaas baahidii Caafimaad ee ay u baahnaayeen.<\/p>\n<p>Askariga Cisbitaalka Turkiga ee Ex Digfeer ku geeriyooday ayaa waxaaa lagu magacaabi jiray Bashiir Aadan Cilmi Geelle\u00a0waxayna xabadu kaga dhacday <strong>Caloosha<\/strong>, <strong>labada Sambabna way sii martay<\/strong>, <strong>Qaarka dambana wuxuu ahaa\u00a0Barelaato<\/strong>, <strong>Xidido badana way jartay<\/strong>: Xaalada ninkan ayaa ahayd mid aad iyo aad u liidata.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15503\" target=\"_blank\">Halkan ka akhriso Qoraal ama warbixin dheer oo ay horay uga\u00a0Warbaahinta Puntlandes<\/a><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">Puntlandes.com<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Dec 2015 (Puntlandes) War ay ka heshay Warbaahinta Puntlandes magaalada xamar ee xarunta Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15678","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1572,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15678"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15680,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15678\/revisions\/15680"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}