{"id":15984,"date":"2016-01-03T21:19:22","date_gmt":"2016-01-03T20:19:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15984"},"modified":"2016-01-03T21:20:10","modified_gmt":"2016-01-03T20:20:10","slug":"daawo-video-faysal-cali-waraabe-oo-laascaano-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=15984","title":{"rendered":"Daawo Video: Faysal Cali Waraabe oo Laascaano si diiran loogu soo dhaweeyey"},"content":{"rendered":"<p>03 Jan 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada\u00a0Laascaano ee xarunta Gobolka Sool, iyadoo halkaas si aad u diiran loogu soo dhaweeyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/184a5.png\" rel=\"attachment wp-att-15985\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-15985\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/184a5.png\" alt=\"184a5\" width=\"546\" height=\"350\" \/><\/a><\/p>\n<p>Faysal oo la hadlay dadkii soo dhaweeyey ayaa sheegay inay Ilhaano ku tahay reer Laascaano oo qabiilooyinka A da ah ee Somaliland ku jiri in la yiraahdo ma qaadan karaan\u00a0madaxweyne kuxigeen oo dadkoodu ma codeeyaan, wuxuuna intaas kusii daray oo ku adkeeyey inay isdiiwaan geliyaan, isagoo yiri mar uu ka hadlayey !Ictiraafka Somaliland&#8221; &#8220;Iidoor la aqoonsanayaa kaligii ma jirto ee Somlailand oo isku dhan ayaa la aqoonsanayaa&#8221;.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Faysal ayaa ku yiri\u00a0 reer Laascaano &#8220;Xisbigaygu waa idiin furan yahay..&#8221;<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HXFiGOqgCF8\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>03 Jan 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-15984","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1381,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=15984"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":15987,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/15984\/revisions\/15987"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=15984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=15984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=15984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}