{"id":1630,"date":"2014-08-17T12:40:57","date_gmt":"2014-08-17T10:40:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1630"},"modified":"2014-08-17T12:40:57","modified_gmt":"2014-08-17T10:40:57","slug":"xilkii-oo-uu-si-rasmi-ah-u-wareejiyey-maamulihii-hore-ee-mashruuca-hormarinta-bursaalax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1630","title":{"rendered":"Xilkii oo uu si rasmi ah u wareejiyey Maamulihii hore Ee Mashruuca Hormarinta Bursaalax"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/160.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-524\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/160-300x225.jpg\" alt=\"160\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a>Bursaalax (Pes):<\/strong> Maamulihii hore Ee Mashruuca \u00a0Horumarinta Magaalada Bursaalax Burhaan Maxamed Cali Xaashioo xilka hayey muddo 2 sano ah ayaa wuxuu si rasmi ah ugu wareejiyey xilkii \u00a0Maamulaha cusub ee hada xilka loo soo magacaabay Cabdirashiid Faarax Geelle Xaaji Warsme<strong>. <\/strong>Wuxuuna xilka haydoonaa Maamulaha cusub mudo labo sano ah haddi Allah idmo.<\/p>\n<p>Xilwareejintaas ayaa dhacday markay taariikhdu ahayd 10-Aug-2014, kana dhacday Magaalada Bursaalax. Maamulihii hore iyo team-kiisii ayaa waxay soo qabteen howl aad iyo aad u baaxad wayn iyagoo meel aad u fiican gaarsiiyey Mashruuca Horumarinta Bursaalax.\u00a0 Waxgaradkii munaasabada ka hadlay iyo Maamulka cusubiba waxay u mahadceliyeen Maamulihii hore Bursaalax Burhaan Maxamed Cali Xaashi iyagoo ku amaanay shaqada uu soo qabtay. Waxaynu u rajeeyeen in uu Allah u fududeeyo Maamula Cusub xilka culus ee loo dhiibay. Waxayna balanqaadeen in ay si wacan ula shaqayn doonaan Maamulaha cusub Cabdirashiid Faarax Geelle Xaaji Warsme<strong>.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Mashruura Horumarinta Bursaalax<\/strong><\/p>\n<p>Mashruuca hormarinta bulshada Busalax waxa la\u2019aas aasay 1999,waxaana la daah furay 2001 ilaaa iyo hadda oo taariikhdu tahay 2014-ka. Mashruuca waxa aas,aasay Bulshada reer Puntland gaar ahaan gabolka mudug kuwaasoo dalka iyo dibadaba kala jooga. Warbixin faahfaahsan <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=522\">halkan <\/a>ka akhri.<\/p>\n<p><strong>Bordka<\/strong><\/p>\n<p>Mashruuca wuxuu leeyahay Gudi ama Bord. Kuwaas oo soo\u00a0 magacaabaya Maamulaha ama Agaasimaha Mashruuca. Iyagaana soo magacaabay Maamulaha Cusub ee Cabdirashiid Faarax Geelle Xaaji Warsme<\/p>\n<p>Xubnaha Gudiga BOD<\/p>\n<p>1-Salaad Daahir Adan<br \/>\n2-Xirsi Caynab Caluug<br \/>\n3-Burhaan Ali Xaashi<br \/>\n4-Maxamed C.qaadir Nuur<br \/>\n5-Xuseen Cabdi Xaraf<br \/>\n6-Abdifitah M.Sugulle<br \/>\n7-Bishaar Caabi<br \/>\n8-Cabdaas cali kacaan<br \/>\n9-Shiikhuna sh.khaliif Wayrax<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale Dusha ka ilaalinya Bord-ka Odayaasha beesha Bursaalax<br \/>\niyo jaaliyadaha Dibada.Wuxuuna Bord-ku siinyaa warbixino joogto ah.<\/p>\n<p><strong>Maamulaha Mashruuca<\/strong>: Cabdirashiid Faarax Geelle XaajiWarsame<\/p>\n<p><strong>Teleefan<\/strong>: 00252907793108<\/p>\n<p><strong>Email:<\/strong><a href=\"mailto:bursaalaxcollege@gmail.com\">bursaalaxcollege@gmail.com<\/a><\/p>\n<p>Bursaalax, Mudug, Puntkand<\/p>\n<p><strong>Bursaalax<\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bursaalax (Pes): Maamulihii hore Ee Mashruuca \u00a0Horumarinta Magaalada Bursaalax Burhaan Maxamed Cali Xaashioo xilka hayey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1630","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2045,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1631,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1630\/revisions\/1631"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}