{"id":16398,"date":"2016-01-10T14:47:31","date_gmt":"2016-01-10T13:47:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16398"},"modified":"2016-01-10T14:47:44","modified_gmt":"2016-01-10T13:47:44","slug":"xasan-sheekh-maxamuud-oo-ka-hadlay-xiisadda-sucuudiga-iyo-iiraan-iyo-goaankii-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16398","title":{"rendered":"Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Hadlay Xiisadda Sucuudiga iyo Iiraan iyo Go\u2019aankii Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo xasiloonida Soomaaliya lagu carqaladeynayo faraha kula jirtey, sababtaasi awgeedna ay Dowladda Federaalka Soomaaliya xiriirka ugu jartey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/185e2.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16356\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16356\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/185e2.jpg\" alt=\"185e2\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda Iiraan oo ka faa\u2019iideysaneysa marxaladda adag ee dalkeenu marayo ayaa waxay dooneysey inay fitno dhanka caqiiddada ah ku beerto dalkeena, taas oo dhibaato ku noqon karta nabadda iyo xasiloonida qaranka.<\/p>\n<p>Markaan dulqaad badan muujiney, isla markaana aan helnay caddeymo ku filan oo falalka ay faraha kula jireen la xiriira, ayaan goosaney inaan xiriirka u jarno si aan ugu turno dalka iyo shacabka u ooman nabadda\u2019\u2019, ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay wararka dacaayadaha ah ee sheegaya in sababta ay Soomaaliya xiriirka ugu jartey IIraan ay la xiriirto xurgufta siyaasadeed ee dhex taalla Boqortooyada Sacuudiga iyo xukuumadda Tehran.<\/p>\n<p>\u201cDacaayadaha ku saabsan inaan taageerada Sacuudiga awgeed xiriirka ugu jarney Iiraan sax ma ahan. Muddo ayaan si hoose dabagal ugu hayney dhaqdhaqaaqa saraakiil reer Iiraan ah oo mad-habta Shiicada ku faafinayey Soomaaliya. Saraakiishaasi waxay horey uga soo hawlgaleen dalal kale oo hawlo noocaani ah ay ka soo qabteen.<\/p>\n<p>Haatanna waxay doonayeen inay dalkeena fitno taa la mid ah ka abuuraan. Ilaahay mahaddii xog buuxda ayaan ka helnay, waana ka tashanay, inagoo eegayna danta qarankeena\u2019\u2019.<\/p>\n<p>\u2014DHAMMAAD\u2014-<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16398","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1138,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16398"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16401,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16398\/revisions\/16401"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}