{"id":16521,"date":"2016-01-13T12:54:51","date_gmt":"2016-01-13T11:54:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16521"},"modified":"2016-01-13T12:54:51","modified_gmt":"2016-01-13T11:54:51","slug":"xog-puntland-oo-diidey-in-galmudug-kula-hadasho-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16521","title":{"rendered":"XOG: Puntland oo diidey in Galmudug kula hadasho Kismayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>KISMAYO-<\/strong>\u00a0Wararka warsidaha Garowe Online helayo ayaa sheegaya in waftiga madaxweynaha Puntland hogaaminayo ee ku sugan magaalada Kismayo diideen\u00a0in wadahal la galaan maamulka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-4.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16522\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16522\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-4.jpg\" alt=\"187-4\" width=\"640\" height=\"407\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-4.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-4-300x191.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-4-292x186.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-4-638x406.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xogtaan ayaa sheegeysa iney jirtey balan hore oo u dhexeysay\u00a0madaxweynayaasha Puntland, Jubaland iyo dowlada Federalka taasoo aheyd\u00a0in wadahadalo\u00a0hordhac ah labada maamul ku yeeshaan Kismayo\u00a0inta uusan bilaaban kulanka loogu magac darey\u00a0wadatshiga qaran balse aysan ka warqabin waftiga reer Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubaland oo\u00a0asbuucyadii lasoo dhaafey booqasho ku tagey magaalada Cadaado ayaa\u00a0waraku sheegayaan inuu ku howlanaa sidii wadahadal labadaan maamul ugu yeelan lahaayeen magaalada Kismayo.<\/p>\n<p>Waftiga uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug oo isagu diyaar u ahaa wadahadlkaan ayaa wararku sheegayaan iney la yimaadeen\u00a0qodobadii looga hadli lahaa kulankaan. Xogagaal u dhuundaloola arimahaan ayaa Garowe Online u sheegey iney qodobada maamulka\u00a0Galmudug\u00a0wateen ay kamid ahaayeen\u00a0in laga wadahadlo\u00a0mustaqbalka magaalada Galkacayo iyo kaabayasheeda dhaqaale.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wararka laga helayo kulankii loo balansanaa\u00a0Jan 10,2016 ayaa waxaa dib u dhac ku sameeyey madaxweynaha dowlada Federaalka kadib markii uu ku soo beegey barnaamijka shirka maamul u sameynta gobolka Shabeelada Dhexe iyo Hiraan.<\/p>\n<p>Talaabadaan ayaa waxaa aad uga xumaadey\u00a0dhamaan madaxda kale ee maamulada gaar ahaan Puntland, Jubaland \u00a0kuwaasoo\u00a0dib u dhaca u arkey talaabo siyaasadeed.<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweynaha Somalia waxaa uu rabaa inuu dhiso maamul kale oo tageersan nidaamka 4.5 inta aan la isugu imaan shirka Kismayo iyo kuwa ka dambeeya, taasoo lagu wiiqayo awooda maamulada kale oo diidan hab qayb sigaan in dib loogu noqdo&#8221; sidaas waxaa Garowe Online u sheegey xubin ka tirsan wafdiyada maamulada \u00a0oo ku sugan magaalada Kismayo<\/p>\n<p>Waxaa kale oo dib u noqdey wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada Ethiopia iyadoo wararku sheegayaan in bilahaan dambe uusan wanaagsaneyn xiriirka dowlada Federaalka iyo Addis Ababa.<\/p>\n<p>Dowlada Federalka ayaa aaminsan in dowlada Ethiopia tageero siyaasdeed siiso maamulka Dhuusamreeb ee Ahlu Sunah kuwasoo diidan maamulka Galmudug kasoo uu madaxweyne ka yahay siyaasi\u00a0ay aad isugu dhowyihiin madaxweynaha Somalia.<\/p>\n<p><strong>Xigasho: GAROWEONLINE<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>KISMAYO-\u00a0Wararka warsidaha Garowe Online helayo ayaa sheegaya in waftiga madaxweynaha Puntland hogaaminayo ee ku sugan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1484,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16523,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16521\/revisions\/16523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/16522"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}