{"id":16539,"date":"2016-01-14T09:49:13","date_gmt":"2016-01-14T08:49:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16539"},"modified":"2016-01-14T09:49:13","modified_gmt":"2016-01-14T08:49:13","slug":"war-deg-deg-ciidamada-somaliland-oo-qabsaday-xaruntii-tuulada-balicad-oo-fariisin-u-ahayd-prof-galayr","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16539","title":{"rendered":"WAR DEG DEG: Ciidamada Somaliland oo qabsaday xaruntii Tuulada Balicad oo Fariisin u ahayd Prof Galayr"},"content":{"rendered":"<p>14 Jan 2016 (Puntlandes) War hadda Warbaahinta Puntlandes kasoo gaaray magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland ay qabsadeen Tuulada Balicad oo Fariisin u ahayd maamulka Khaatumo ee Prof Cali Khaliif Galayr.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes oo isku dayday inay ogaato dhanka uu uga baxay Balicad Prof Galayr ayeysan ka helin war ay xaqiijisay laakiin waxa warku sheegayaa inuj u baxay dhanka Itoobiya.<\/p>\n<p>Dhanka kale xiisadcolaadeed ayaa laga dareemayaa magaalada Buuhoodle, iyadoo ay Somaliland ka wado Degaanadaas fidno colaadeed oo laga yaabo in dhiig badan oo aan loo baahnayn uu ku daato.<\/p>\n<p>Wararka kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Jan 2016 (Puntlandes) War hadda Warbaahinta Puntlandes kasoo gaaray magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16539","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1433,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16540,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16539\/revisions\/16540"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}