{"id":16691,"date":"2016-01-18T19:16:32","date_gmt":"2016-01-18T18:16:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16691"},"modified":"2016-01-18T19:16:32","modified_gmt":"2016-01-18T18:16:32","slug":"machad-lagu-barto-culuumta-islaamka-iyo-ku-hadalka-luuqada-carabiga-oo-laga-furay-degmada-baargaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16691","title":{"rendered":"Machad Lagu Barto Culuumta Islaamka Iyo Ku Hadalka Luuqada Carabiga Oo Laga Furay Degmada Baargaal"},"content":{"rendered":"<p>18 Jan 2016 (Puntlandes) Waxaa markii u horeysay magaalada Baargaal oo katirsan Gobolka\u00a0Gardafuu laga furay Machad Loogu talagalay in lagu barto culuumta\u00a0shareecada islaamka iyo ku hadalka luqada carabiga.<\/p>\n<p>Machadkan oo lagu magac daray Imaam Al Albaani ayaa waxaa\u00a0furitaankiisa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socatay maamulka Degmada\u00a0Baargaal oo uu horkacayay Gudoomiyaha Degmada Baargaal Abuukar Axmed\u00a0Yuuusf ,Ganacsato , Aqoonyahano ,Nabadoono , Cuqaal, arday\u00a0Macalimiinta Xarumaha Waxbarashada ,dadweyne iyo culuma,udiin si weyn<br \/>\nlooga yaqaan Deegaanka.<\/p>\n<p>Faatax Shire Cismaan oo ah Aasaasaha Machadka Imaam Al Albaani ayaa\u00a0ugu horeyn ka hadlay xaflada hirgalinta machadka waxaana uu faah\u00a0faahin ka bixiyay ujeedada ku kaliftay inuu aasaaso Machadkan oo uu ku\u00a0sheegay in hadafkoodu ahaa sidii bulshada Gobolka Gardafuu ay fursad\u00a0ugu heli lahaayeen Barashada ku hadalka luuqada carabiga iyo culuumta\u00a0shareecada islaamka maadaama deegaanada Gobolka aysan laheyn macaahid\u00a0lagu barto culuumta islaamka.<\/p>\n<p>Sheekh Cawil Jaamac Muuse oo la hadlay dadweynihii ka soo qeyb galay\u00a0furitaanka Machadka Al-Imaam Al-Albaani ayaa aad ugu dheeraaday\u00a0ahmiyada ay leedahay barashada Shareecda Islaamka , iyo barashada\u00a0Luqada carabiga oo fure u ah barashada Shareecada Islaamka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo goobta ka hadlay waxgarad iyo Isimo ka soo jeeda\u00a0deegaanka iyaga oo u mahad celiyey aasaasayaasha machadka waxayna ugu\u00a0baaqeen dhalinyarada in ay ka faa,ideystaan Machadka Imaam al albaani<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii waxaa goobta ay ka dhaceysay xaflada furitaanka\u00a0Machadka Imaam Al Albaani ka hadlay Gudoomiyaha Degmada Baargaal\u00a0Abuukar Axmed iyo masuuliyiin ka socatay Maamulka Degmada kuwaasi oo\u00a0dhamaantood sheegay in ay tahay mid aad loogu riyaaqo hirgalinata\u00a0Machad lagu baranayo culuumta kala duwan ee diinta islaamka iyo ku\u00a0hadalka luuqada Carabiga<\/p>\n<p>Waa markii u horeysay oo machad lagu baranaayo culuumta diinta\u00a0islaamka iyo ku hadalka luuqada carabiga laga furo Magaalada Baargaal\u00a0iyo Gobolka Gardafuu.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2a.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16692\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16692\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2a.jpg\" alt=\"190-2a\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2b.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16693\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16693\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2b.jpg\" alt=\"190-2b\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2c.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16694\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16694\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2c.jpg\" alt=\"190-2c\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2d.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16695\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16695\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2d.jpg\" alt=\"190-2d\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2e.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16696\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16696\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2e.jpg\" alt=\"190-2e\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2f.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16697\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16697\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2f.jpg\" alt=\"190-2f\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2h.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16698\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16698\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2h.jpg\" alt=\"190-2h\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2j.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16699\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16699\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-2j.jpg\" alt=\"190-2j\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-22aa.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16700\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16700\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/190-22aa.jpg\" alt=\"190-22aa\" width=\"800\" height=\"450\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Jan 2016 (Puntlandes) Waxaa markii u horeysay magaalada Baargaal oo katirsan Gobolka\u00a0Gardafuu laga furay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16691","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1338,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16691"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16701,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16691\/revisions\/16701"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}