{"id":16740,"date":"2016-01-19T12:54:53","date_gmt":"2016-01-19T11:54:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16740"},"modified":"2016-01-19T12:54:53","modified_gmt":"2016-01-19T11:54:53","slug":"madaxweyne-xasan-jawaari-oo-gaaray-beydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16740","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan  &#038; Jawaari oo gaaray Beydhabo"},"content":{"rendered":"<p>19 Jan 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS\u00a0Xasan Sheekh ayaa\u00a0gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Koofur Galbeed iyo kuxi-geenkiisa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/191-3.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16741\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-16741\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/191-3.jpg\" alt=\"191-3\" width=\"345\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha waxaa la socda xubno wasiirro ah oo uu ka mid yahay Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maareeye iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Xafladda lagu caleema saarayo Guddoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed \u00a0Cabduqaadir Shariif Shiiqunaa Maye iyo kuxi-geenkiisa ayaa si heer sare ah uga socota magaaalaada Beydhabo iyadoo bulshada Soomaaliyeed ay ka daawan karaan tv-ga Qaranka oo toos u tabinaya xafladdaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16504\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-16504\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187.jpg\" alt=\"187\" width=\"339\" height=\"226\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa isna isla maamta gaaray Magaalada Beydhab Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS iyo Wafdi kale oo uu hogaaminayo, iyagoo halkaas u gaaray inay ka qayb galaan\u00a0Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Koofur Galbeed iyo kuxi-geenkiisa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Jan 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS\u00a0Xasan Sheekh ayaa\u00a0gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-16740","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1284,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=16740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16742,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/16740\/revisions\/16742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=16740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=16740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=16740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}