{"id":1687,"date":"2014-08-19T19:57:07","date_gmt":"2014-08-19T17:57:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1687"},"modified":"2014-08-19T20:09:13","modified_gmt":"2014-08-19T18:09:13","slug":"xog-madaxweyne-gaas-oo-wali-u-hanqaltaagaya-kursi-aan-jirin-villa-xamar-2016-kani-waa-la-mood-noqonse-waa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1687","title":{"rendered":"Xog: Madaxweyne Gaas oo wali u Hanqaltaagaya Kursi aan jirin \u201dVilla Xamar 2016\u201d (Kani waa la mood noqonse waa)"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/16.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1664\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/16.jpg\" alt=\"16\" width=\"225\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa indho tiray damaca uu ka qabo in uu isu soo sharaxo 2016 kursiga Taangiga AMISOM lagu waardiyeeyo ee \u201dVilla Xamar\u201d. Dr Gaas ayaa wuxuu goostay in Gobalka Mudug ku iibsado in uu isa soo sharaxo sanadku markuu yahay 2016 doorashada ka dhacaysa \u201dVilla Xamar\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>War lagu kalsoon yahay oo u dhuundaloola madaxtooyada Puntland ayaa u cadeeyey Puntlandes in uu madaxweyne Gaas uu usoo bandhigay <span style=\"color: black;\">Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Somalia Nichalos Kay markii uu booqashadu ku yimid Caasimada Puntland ee Garowe 17-18 agoosto\u00a0 2014, in uu sameeyo <b>Road map<\/b> si looga wado shaqeeyo sidii ay doorasho uga dhici lahayd \u00a02016 Xamar. Ilahan la hadlay Puntlandes waxay u xaqiijiyeen in uu Dr Gaas rajo fiican ka leeyahay in uu ku soo baxo madaxtinimda \u201dVilla Xamar \u201d ee sanadku markuu yahay 2016, waa siday isaga la tahaye.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">Waxay ku soo aadaysaa soo ifbixitaanka damaca indhotiray ee haya Gaas iyoo ay ilaa iyo shalay, 18-19 agoosto 2014, ay ka socoto madaxtooyada Puntland shir la fahmi waayey oo u dhexeeya Gaas, kuxigeenkiisa, Xildhibaanadii iyo Xubid gudiga dib u eegida dastuurka ee Xasan Culusoow dowladiisa. Xildhimaanada iyo Caasho Geele waxay difaacanayaan kuraastooda, halka uu Gaas na waxa kaliya ee u muuqdaa uu yahay kursiga \u201dVilla Xamar\u201d.\u00a0 Dr Gaas waxaa qasbaya in uu dadka tuso in uu ka soo horjeedu Boobka Xasan Culusoow iyo kooxdiisu rabaan in ay Gobolka Mudug ku biliqaystaan waa cadaadis shacabweynaha Puntland ka haysta ee maaha wax isaga ka yimid.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">Gaas iyo kooxdan Xamar\u00a0 ka soo hayaantay waxay garan la,yihiin waxay u sheegaan shacabweynaha reer Puntland ileen iyagu waa ogyihiin waxa ay rabaane, wayna ogyihiin meesha ay\u00a0 shacabweynaha Puntland ka taagan yihiin Xasan Culusoow iyo kooxdiisa uu gool dhaliyaha u yahay Cabdi Qaybdiid.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">Waxaa lagu heshiiyey in marka hore \u00a0marinhabaabin lagu sameeyo dadka reer Puntland ka dibna la yiraahdo \u201dwaa kaas oo <b>Road map<\/b> baan samaynay oo Culusoow awood ma leh\u2026\u2026.. indhahan ka soo saarnay\u201d Soomalidaa waxay tiraahdaa\u00a0 \u201dninbaa\u00a0 wuxuu nin kale ku yiri war waxaas day markaa suu kii kale yiri maad waxa ka sokeeya daydid adigu\u201d hada war wuxuu ku koobnaanayaa Gaas intuu dayayo \u201dVilla Xamar 2016\u201d oo waxay tahay aysan jirin muu dayo Puntland? muu dayo Gobolka Mudug oo ah Gobolkuu ka soo jeeday ayna Xasan Culusoow iyo Cabdi Qaybdiid boobayaan? Yaa qiimo badan Gobolka Mudug iyo Kursiga \u201dVilla Xamar\u201d?\u00a0 Dr Gaas wuxuu ku biyo shubtay \u201dla mood noqonse waa\u201d \u00a0Faahfaahin Gobakla Mudug \u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1674\">halkan<\/a> riix <\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">Arinta yididiilada gelinaysa shacabweynaha Puntland waa Baarlamaanka Puntland \u00a0oo u istaagay difaaca qadiyada iyo danaha Puntland. Waxayna hubaan i uu dulqaadkii ka dhamaaday Baarlamaanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: black;\">\u00a0 \u00a0<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"color: black;\">Puntlandes.com<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa indho tiray damaca uu ka qabo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1687","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2060,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1687"}],"version-history":[{"count":18,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1705,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1687\/revisions\/1705"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}