{"id":17028,"date":"2016-01-25T12:44:04","date_gmt":"2016-01-25T11:44:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17028"},"modified":"2016-01-25T18:52:17","modified_gmt":"2016-01-25T17:52:17","slug":"abwaan-cabdi-shire-ciyaar-jecel-oo-loo-dhaariyay-baarlamaanka-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17028","title":{"rendered":"Abwaan Cabdi Shire Ciyaar-jecel oo loo dhaariyay Baarlamaanka DFS"},"content":{"rendered":"<p>25 Jan 2016 (Puntlandes) Guddoomiyaha kooxda Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar-Jecel ayaa loo dhaariyay in uu ka mid ah xildhibaanada Soomaaliya iyadoo maanta lagu dhaariyey kulan uu yeeshay Baarlamaanka DFS.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/195-7.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17045\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17045\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/195-7.jpg\" alt=\"195-7\" width=\"328\" height=\"306\" \/><\/a><\/p>\n<p>Abwaanka ayaa lagu bedelay Muuse Sheekh Cumar oo hore uga tirsanaa Baarlamaanka oo isaga tegey xubinamadiisa.<\/p>\n<p>Abwaan Ciyaar-jecel ayaa nasiib u yeeshay in uu maanta ka qeybgalo kulankii ugu horeeyay ee baarlamaanka uu ku yeesho xaruntiisa rasmiga ah bilooyin kadib.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha kooxda Qeylodhaan ayaa ka mid ahaa fanaaniin hore uga tirisay baarlamaanka heeso lagu dhaliilayo, hase yeeshee haatan ayuu abwaanku xubin ka noqday baarlamaankii uu hore u dhaliilay ugana soo saaray hees caan noqotay \u201cXIldhibaanimow Xaal Qaado.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo bilihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa noqonaya fanaankii ugu horeeyay ee loo dhaariyo xubinimada baarlamaanka kadib Allaha u naxariistee Saado Cali Warsame oo iyadoo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka lagu diley magaalada Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Jan 2016 (Puntlandes) Guddoomiyaha kooxda Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar-Jecel ayaa loo dhaariyay in uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17028","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1262,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17028"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17046,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17028\/revisions\/17046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}