{"id":17040,"date":"2016-01-25T18:47:54","date_gmt":"2016-01-25T17:47:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17040"},"modified":"2016-01-25T18:48:59","modified_gmt":"2016-01-25T17:48:59","slug":"kulamo-gaar-gaar-ah-oo-ku-saabsan-doorashada-soomaaliya-oo-muqdisho-kasocda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17040","title":{"rendered":"Sawiro: Kulamo Gaar Gaar ah Oo Ku Saabsan Doorashada Soomaaliya Oo Muqdisho Kasocda"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ka furey shir gaar ah oo qeyb ka ah Madasha Wadatashiga Qaranka, kaas oo la doonayo in lagu go\u2019aamiyo nooca doorasho ee dalka ku habboon sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p align=\"left\">Shirkan oo ay albaabadu u xirnaayeen, ayaa waxaa ka soo qeybgaley Ra\u2019iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma\u2019arke, Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamanka Federaalka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka, Mudane Maxamed Cumar Carte, Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Cabdiweli Maxamed Gaas, Koonfuur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam iyo Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed.<\/p>\n<p align=\"left\">Diblomaasiyiinta beesha caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaalia, Michael Keating iyo xubno kale.<br \/>\nShirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa la filayaa in laga soo saaro go\u2019aanka ku saabsan nooca doorasho ee dalku yeelan doono iyo arrimo kale oo la xiriira Hiigsiga 2016-ka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/hig_1.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/hig_2.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/hig_3.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/hig_4.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/hig_5.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/hig_6.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/allbanaadir.net\/images\/news\/hig_7.jpg\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ka furey shir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17040","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1220,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17040"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17044,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17040\/revisions\/17044"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}