{"id":17047,"date":"2016-01-25T20:35:54","date_gmt":"2016-01-25T19:35:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17047"},"modified":"2016-01-25T20:35:54","modified_gmt":"2016-01-25T19:35:54","slug":"dhegayso-dawladda-puntland-oo-ka-hadashay-mawqifkeeda-shirkii-galabta-muqdisho-ku-fashilmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17047","title":{"rendered":"DHEGAYSO: Dawladda Puntland oo ka hadashay Mawqifkeeda Shirkii Galabta Muqdisho ku fashilmay"},"content":{"rendered":"<p>25 Jan 2016 (Puntlandes) \u00a0Wasiirka Wasaaradda Deegaanka , Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland Cali Cabdllaahi Warsame oo ka mida ah wafdiga dawlada Puntland ee Muqdisho uga qayb galay Shirka lagu go\u2019aaminayo qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada doorashada Agoosto sanadkan 2016ka,\u00a0 ayaa sheegay in maanta madaxweynaha DFS Xasan Sheekh uu ku dhawaaqay in DFS go\u2019aansatay sidatan:<\/p>\n<ol>\n<li>In Aqalka Hoose lagu soo xulo 4.5<\/li>\n<li>Aqalka Sare lagu soo xulo dawlad Goboleed kasta in isle\u2019eg<\/li>\n<\/ol>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-3.jpg\" rel=\"attachment wp-att-16519\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-16519\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/187-3.jpg\" alt=\"187-3\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Cali Cabdulaahi oo Caawa Waraysi uu siiyay Radio Gaalkacyo \u00a0ayaa sheegay habkii wax u dhaceen iyo go\u2019aankuu ay qaadatay kadib markii hadalka Madaxda Dawladda Soomaaliya ay cadeeyeen, waxaana uu sheegay in Puntlad iyo Jubbaland ay go\u2019aankooda cadeeyeen sheegeena inaysan go\u2019aan u gaari karin dawladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhegayso Wasiirka Deegaanka Puntland<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-17047-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/Ali_abdulahi.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/Ali_abdulahi.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/Ali_abdulahi.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Jan 2016 (Puntlandes) \u00a0Wasiirka Wasaaradda Deegaanka , Dalxiiska iyo Duurjoogta Puntland Cali Cabdllaahi Warsame&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17047","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1473,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17047","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17049,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17047\/revisions\/17049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}