{"id":17058,"date":"2016-01-25T22:44:04","date_gmt":"2016-01-25T21:44:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17058"},"modified":"2016-01-26T08:03:16","modified_gmt":"2016-01-26T07:03:16","slug":"daawo-barnaamijka-dan-ka-hadal-ee-wariye-timire-pltv-xog-muhiim-ah-waraysi-ku-saabsan-wcaafimaadka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17058","title":{"rendered":"Daawo Barnaamijka DAN KA HADAL ee Wariye Timire PLTV, Xog muhiim ah &#038; waraysi ku saabsan W\/Caafimaadka Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Daawo Barnaamijka DAN KA HADAL ee Wariye Timire PLTV, Xog muhiim ah &amp; waraysi ku saabsan W\/Caafimaadka Puntland, waxaana marti ku ah barnaamijka oo lagu waraysanayaa Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr Cabdirisaaq Xirsi.<\/p>\n<p>Agaasime Cabdirisaaq ayaa ugu horayn sheegay inay ka hawlgasho Wasaarada shaqaale dhan 2541,\u00a0iyadoo ka hawl gasha 312 Xarumood oo ku yaala 9 Gobol ee Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/195-5.png\" rel=\"attachment wp-att-17059\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-17059\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/195-5.png\" alt=\"195-5\" width=\"370\" height=\"278\" \/><\/a><\/p>\n<p>PLTV ayaa wuxuu bilaabay waji cusub oo soo jiitay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Puntland tan iyo markii uu maamulka PLTV la wareegay Agaasime Daahir Afloow oo runtii\u00a0Shaqo fiican ka qabtay PLTV oo qarka u saarnaa inuu xirmo.<\/p>\n<p>PLTV ayaa Barnaamijyada uu bilaabay dhawaanahan waxaa aad Daawadayaashiisa usoo jiitay sida ay akhristayaasha Warbaahinta Puntlandes ay fariimo ahaan ugu soo gaarsiiyeen Barmaanijka DAN KA HADAL oo uu daadihiyo wariye Maxamed Timire.<\/p>\n<p>Barmaanijka DAN KA HADAL ayaa waxaa Todobaadkii hore marti ku ahaa Agaasimaha Wasaarada Qarshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Xuseen Cabdi Jaamac,<span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=16817\" target=\"_blank\"> halkan ka daawo Barnaamijkaas oo aad ku ogaanayso xoggo badan<\/a><\/span><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SKk0gPnjvsE\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daawo Barnaamijka DAN KA HADAL ee Wariye Timire PLTV, Xog muhiim ah &amp; waraysi ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17058","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1816,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17058"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17064,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17058\/revisions\/17064"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}