{"id":17279,"date":"2016-01-29T20:00:20","date_gmt":"2016-01-29T19:00:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17279"},"modified":"2016-01-29T20:00:20","modified_gmt":"2016-01-29T19:00:20","slug":"akhriso-warsaxaafadeed-madasha-midnimada-iyo-dimuqraadiyada-oo-ka-hadlay-shirkii-muqdisho-ee-fashilmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17279","title":{"rendered":"AKHRISO Warsaxaafadeed: Madasha Midnimada Iyo Dimuqraadiyada oo ka hadlay Shirkii Muqdisho ee Fashilmay"},"content":{"rendered":"<p><strong>AKHRISO Warsaxaafadeed<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/198-2.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17280\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-17280 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/198-2.jpg\" alt=\"198-2\" width=\"380\" height=\"289\" \/><\/a><\/p>\n<p>1:- Bayaanku wuxuu jabinayaa qodobbada Dastuurka KMG-ka ah sida; Qodobka 64-aad xarafkiisa (a), qodobka 72-aad iyo Qodobka 4-aad.<\/p>\n<p>2:-\u00a0\u00a0Go\u2019aanka ku qoran bayaanka wuxuu ahaa mid aan loo dhamayn. Go\u2019aan aan lagu qaadan WADAR OGGOL, Wuxuuna Khatar ku yahay Midnimada, Wada-jirka, Xasilloonnida iyo Ammaanka guud ee dalka.<\/p>\n<p>3:- Bayaanku, Wuxuu ka hor-imaanayaa Qaraarka Baarlamaanka ee Taariikhdiisuna ahayd: 27-1-16 oo Tilmaamaya: (a) In go\u2019aanka wada-tashiga uusan jebin Dastuurka; iyo (b) inuu noqdo wadar-oggol.<\/p>\n<p>4:- Bayaanku, Wuxuu tilmaan cad u yahay in ay Hoggaanka Qaranku ku Fashilmeen Meel-marinta Higsiga dalka ee 2016-ka &amp; abuurida heshiis loo dhan yahay oo haysta kalsoonida shacabka loogana gudbo Marxaladaan Xasaasiga ah.<\/p>\n<p>5:- Aragtida Bayaanka, Nasiib-darro; waxay albaabbada ka xirtay Nidaamka Axsaabta. Sida la ogsoon yahay ansixinta sharciga Axsaabta waxaa ula kac u meer-meeriyay xukuumadda, axsaabtuna dacwad arrintaas la xiriita waxay u gudbiyeen maxkamadda sare.<\/p>\n<p>6:- Beesha Caalamka waxaan uga mahad-celinaynaa garab-istaagooda dadka Soomaaliyeed, Waxaanan ku adkaynaynaa inaysan hor-boodin go\u2019aanno qabyo ah, ceyriin ah oo dastuurka khilaafsan; kuwaasoo keeni kara in Somalidu ku kala fogaato Midnimadooduna Wiiqanto.<\/p>\n<p>7:- Ugu dambayntii, Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Waxay soo jeedinaysaa in Dadaal la galiyo in la Abuuro is-faham Qaran oo laga wada Qayb-galo, loo dhan yahay oo aan la dadajin lana gacan-maroojin.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HTpWTV8TLIQ\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>AKHRISO Warsaxaafadeed 1:- Bayaanku wuxuu jabinayaa qodobbada Dastuurka KMG-ka ah sida; Qodobka 64-aad xarafkiisa (a),&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17279","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1173,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17279"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17281,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17279\/revisions\/17281"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}