{"id":17374,"date":"2016-01-31T18:01:57","date_gmt":"2016-01-31T17:01:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17374"},"modified":"2016-01-31T18:01:57","modified_gmt":"2016-01-31T17:01:57","slug":"akhriso-nuxurka-warmurtiyeedkii-kulankii-igad-ee-addis-ababa-kasoo-baxay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17374","title":{"rendered":"AKHRISO: Nuxurka warmurtiyeedkii  kulankii IGAD ee Addis Ababa kasoo baxay"},"content":{"rendered":"<p>Kulan laba maalin socday oo golaha wasiirada arimaha dibada dalalka xubnaha ka ah IGAD ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa looga hadlay arimaha Somalia iyo Koonfurta Sudan.Gebagabadii kulanka ayaa laga soo saaray warmurtiyeed ku dhawaad 30 qodob ka kooban oo khuseeya labada dal.Hadaba waxaan halkan hoose ku soo koobnay nuxurka warmurtiyeedka gaar ahaan qodobada khuseeya Somalia<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/IMG-20160128-WA0002.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17196\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17196\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/IMG-20160128-WA0002.jpg\" alt=\"IMG-20160128-WA0002\" width=\"600\" height=\"388\" \/><\/a><\/p>\n<p>1) Goluhu wuxuu soo dhaweeyay balanqaadka\u00a0DFS in doorashooyinku ku dhacaan xiligii loo qabtay<\/p>\n<p>2)Goluhu wuxuu taageeray go\u2019aankii DFS ka soo saartay nooca doorasho ee lagu saleynayo doorashada Somalia daba yaaqada sanadkan i<strong>yadoo dalalka IGAD iyo Beesha caalamka laga codsaday in laga hortago qaswadayaasha caqabada ku ah horusocodka \u00a0Siyaasada iy amniga Somalia<\/strong><\/p>\n<p>3)Goluhu wuxuu go\u2019aan ku gaaray in gudi ka kooban Golaha wasiirada IGAD oo ay Gudoominayso Itoobiya ay ka caawiyaan DFS dhaqan gelinta go\u2019aankii kasoo baxay DFS.<\/p>\n<p>4) Goluhu wuxuu DFS ugu baaqay\u00a0inay dedajiso dhismaha maamul goboleedka Shabeelada dhexe iyo Hiiraan iyo wadahadalada usocda Galmudug iyo Ahlu sunna<\/p>\n<p>5) Goluhu wuxuu bogaadiyay balan qaadka ,dedaalka joogtada ah iyo dhiiranaanta AMISOM iyo SNA iyadoo goluhu cambaareeyay weerarkii Ceelcade.<\/p>\n<p>6) Wuxuu soo dhaweeyay balan qaadka Jabuuti ee ah inay martigelinayso kulanka dalalka ciidamadu ka joogaan Somalia ee Bisha February ka dhici doona Jabuuti kaasoo dib \u00a0loogu eegi doono hawlgalka AMISOM.<\/p>\n<p>7) Wuxuu bogaadiyay doorka muhiimka ah ee xafiiska IGAD ee Somalia ka qaadanayo\u00a0arimaha amniga ,dib uheshiisiinta iyo dhaqan gelinta hiigsiga DFS ee\u00a0\u00a02016<\/p>\n<p>8)Goluhu wuxuu soo jeediyay in kulan madaxeedka soo socda\u00a0\u00a0ee dalalka IGAD lagu qabto Muqdisho<\/p>\n<div class=\"really_simple_share really_simple_share_button robots-nocontent snap_nopreview\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan laba maalin socday oo golaha wasiirada arimaha dibada dalalka xubnaha ka ah IGAD ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17374","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1553,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17374"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17375,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17374\/revisions\/17375"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}