{"id":17437,"date":"2016-02-02T12:53:10","date_gmt":"2016-02-02T11:53:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17437"},"modified":"2016-02-02T12:53:10","modified_gmt":"2016-02-02T11:53:10","slug":"sawiro-dfs-kenya-oo-kala-saxiixdey-heshiis-iskaashi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17437","title":{"rendered":"Sawiro: DFS &#038; Kenya oo kala saxiixdey heshiis iskaashi"},"content":{"rendered":"<p>2 Feb 2016 (Puntlandes) Addis Ababa, DFS\u00a0iyo Kenya, ayaa 31-01-2016 xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis iskaashi oo labada dal ay dhinacyo badan uga wada shaqeyn doonaan.<\/p>\n<p>Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga labada dal (Joint Commission of Cooperation (JCC) ayaa kaalin weyn ka qaadan doona xoojinta iskaashiga labada waddan.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Dr Cabdisalaam Hadliye Cumar oo heshiiskan u saxiixay dhanka Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan ka kororsan doonto heshiiskan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in heshiiskan oo markii ugu horeysey ay labada dal kala saxiixdeen sannadkii 2005, uu yahay mid shantii sannaba dib u eegis lagu sameeyo, si loo darso baahiyada muhiimka ah ee jira iyo wixii qabsoomay.<\/p>\n<p>Dhanka dalke Kenya, waxaa heshiiskan u saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibedda Amina Mohamed Jibril, oo iyana sheegtay in labada dal ay isu baahan yihiin, wax badanna ay iska kaashan karaan.<\/p>\n<p>Sida uu dhigayo heshiiska Guddiga Wadajirka ee Iskaashiga labada dal ayaa saxiixa wasiirrada kadib, ansixinta heshiiskan si uu dhaqan gal u noqdo, waxaa iska leh madaxweynayaasha labada dal. Waxaana mustaqbalka dhow la filayaa in labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ay qalinka ku duugaan heshiiskan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-292845\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-1.jpg 1180w\" alt=\"unnamed (1)\" width=\"638\" height=\"426\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-292846\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/unnamed.jpg 1180w\" alt=\"unnamed\" width=\"639\" height=\"426\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Feb 2016 (Puntlandes) Addis Ababa, DFS\u00a0iyo Kenya, ayaa 31-01-2016 xarunta Midowga Afrika ee magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17437","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1264,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17437"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17442,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17437\/revisions\/17442"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}