{"id":17463,"date":"2016-02-02T21:22:29","date_gmt":"2016-02-02T20:22:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17463"},"modified":"2016-02-02T23:12:46","modified_gmt":"2016-02-02T22:12:46","slug":"madaxweynaha-dfs-xasan-sheekh-oo-ku-guulaystay-inuu-daadiyo-dhiiga-shacanka-reer-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17463","title":{"rendered":"Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo ku guulaystay inuu daadiyo Dhiiga Shacanka reer Puntland"},"content":{"rendered":"<p>2 Feb 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa wuxuu\u00a0ku guulaystay Riyadiisii ahaa inuu daadiyo Dhiiga Shacanka reer Puntland, ka abuurana Puntland xasilooni daro.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Qandaraas uu ku bixiyey dhaqaale farabadn soo siiyey Gudoomiyoihii hore ee Gobolka Bari\u00a0Cabdisamad Gallan, si uu ugabuuro Puntland Colaad, Barakac iyo Bur bur.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17464\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-17464\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204.jpg\" alt=\"204\" width=\"403\" height=\"302\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/204-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 403px) 100vw, 403px\" \/><\/a>0<\/p>\n<p>Dabkaas uu Xasan Sheekh Sheekh shiday ilaa hada waxaa ku dhintay Nin sargaal caan ahaa oo la oran jiray Cabdi, \u00a0nin ganacsade Caan ah ahaa oo la oran jiray Xirso Aduunyo iyo gabar, iyadoo \u00a0dhaawac dadeed iyo Bur bur Hantiyadeed uu\u00a0jiro. Horay ayuu madaxweyne Xasan Sheekh waxaa uu colaad uga huriyey magaalada Gaalkacyo, isagoo ku guulaysan waayey iminkana waxaa uu Fidno iyo iska horkeen kadaa Xarunta Ganacsiga Puntland ee\u00a0Bosaso.<\/p>\n<p><strong>Shacabka reer Puntland Isku duubni iyo nabad<\/strong><\/p>\n<p>Shacabka reer Puntland ayaan waxaan ugu baaqaynaa hadaanu nahay bahda Warbaahinta Puntlandes Isku duubni iyo nabadgalaya ka shaqeeyaan. Waxaana Xusuusinaynaa in Caawo Qofka kaliya ee faraxsan uu yahay madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo fidnadan u soo dhiibay\u00a0Gudoomiyoihii hore ee Gobolka Bari\u00a0Cabdisamad Gallan, isagoo Xasan isleh waa dhawdahay guushii aad uga takhalusi lahayd Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/1691.jpg\" rel=\"attachment wp-att-14765\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-14765\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/1691.jpg\" alt=\"169\" width=\"417\" height=\"278\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shacabka reer Puntland waa dad Xadaarad sareeya in la isku adeegsado oo la isku diro kadibna lagu qoslo, arintaas oo in yar iyo wayn laga hortagaa meelna looga soo wada jeestaa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Feb 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa wuxuu\u00a0ku guulaystay Riyadiisii ahaa inuu daadiyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17464,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1364,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17463"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17473,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17463\/revisions\/17473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17464"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}