{"id":17557,"date":"2016-02-05T12:21:06","date_gmt":"2016-02-05T11:21:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17557"},"modified":"2016-02-05T21:57:07","modified_gmt":"2016-02-05T20:57:07","slug":"deg-deg-kooxda-alshabaab-oo-la-wareegtay-magaalada-marka-kadib-makii-amisom-ka-baxday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17557","title":{"rendered":"Faahfahin-Dhagayso: Kooxda Alshabaab oo la wareegtay magaalada Marka kadib makii AMISOM ka baxday"},"content":{"rendered":"<p>5 Feb (Puntlandes) Kooxda Al-Shabaab ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, saacado kadib markii ciidamadii DFS iyo kuwa AMISOM isaga baxeen..<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/205.11.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17561\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17561\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/205.11.jpg\" alt=\"205.11\" width=\"640\" height=\"416\" \/><\/a><\/p>\n<p>Goob joogayaal ku sugan Marka oo ay la PES la xiriirtsy ayaa xaqiijiyay in Al-Shabaab la wareegeen, ayna ka taageen calankooda.<\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM ee saldhiga ku lahaa deegaanka Ceel-Jaalle ayaa xalay ilaa saakay ka baxayay saldhigaas, waxaana ay u ruuqaansadeen dhanka deegaanka Shalanbood oo ilaa 15-KM u jira Marka.<\/p>\n<p>Ciidamada DFS\u00a0iyo kuwa AMISOM ayaa sanadkii 2012 la wareegay magaalada Marka oo ay ku taallo deked istiraatiiji ah, waxayna ka mid aheyd magaalooyinkii gacantooda ka baxay xilligaas.<\/p>\n<p>Magaalada Marka ayaa Muqdisho dhanka koofur galbeed ka xigta illaa 100KM, dhanka laamiga ee wareega ah, <strong>halka dhanka xeebta ay u jirto illaa 70-KM. <\/strong>AMISOM ayaa waxay Beenisay inay Kooxda Alshabaab la wareegtay magaalada Marka iyadoo ku sheegtay inay wado wax ay ugu yeereen &#8220;Xeelad Dagaal&#8221;<br \/>\nDhagayso VOA oo waraysatay afhayeenka gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Xuseen Shiino<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-17557-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1f769284-e21d-4316-8ae4-5f6cf3fa6e1b.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1f769284-e21d-4316-8ae4-5f6cf3fa6e1b.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/1f769284-e21d-4316-8ae4-5f6cf3fa6e1b.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 Feb (Puntlandes) Kooxda Al-Shabaab ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17557","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1217,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17557"}],"version-history":[{"count":7,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17581,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17557\/revisions\/17581"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}