{"id":17607,"date":"2016-02-06T11:23:07","date_gmt":"2016-02-06T10:23:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17607"},"modified":"2016-02-06T12:49:44","modified_gmt":"2016-02-06T11:49:44","slug":"dhagayso-shir-looga-hadlay-ammaanka-oo-ka-dhacay-magaalada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17607","title":{"rendered":"Daawo Video-Dhagayso: Shir looga hadlay ammaanka oo ka dhacay magaalada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>6 Feb 2016 (Puntlandes) Shir ballaaran oo looga hadlay ammaanka magaalada Bosaso ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda amniga ee Boosaaso.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa shir guddoominayey Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab, iyadoo ay shirka kala qeybgaleen Saraakiisha ciidamada , maamulka Gobolka Bari waxaana diiradda lagu saaray xaaladihii amni ee magaaladda Bosaso muddooyinkii u danbeeyeyka dhacay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/201-5.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17451\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-17451\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/201-5.jpg\" alt=\"201-5\" width=\"340\" height=\"226\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Qarjab oo Saxaafadda shir Jaraa\u2019id u qabtay shirkooda ka dib ayaa yiri \u00a0\u201cKiiskii Bosaso ka dhacay salkiisa in hay\u2019adaha sharcigu raadiyaan cid walba , waxay gashay lagu cadeeyo oo dhinaca khaldan loo turjumin oo ah reer hebel buu ahaa , xaguu ahaa\u201c<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EtgKDfUjoxA\" width=\"540\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nWasiirka ayaa hadalkii sii raacshay \u201dwiil iyo aabihii hadey danbi galaan ku cadaadaan iyaga danbi lagu fulin doono, cid aan kiis gelina lagu marmarin , cidii kiiskaas gashayna abuuritaankiisa meeshu ka bilowday cidii sameysay oo dhameystiran cadaalada la horgeynayo\u201c<\/p>\n<p>Dhagayso Wasiir Qarjab<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-17607-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Amnga_bosaso.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Amnga_bosaso.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Amnga_bosaso.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6 Feb 2016 (Puntlandes) Shir ballaaran oo looga hadlay ammaanka magaalada Bosaso ayaa maanta lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17607","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1221,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17611,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17607\/revisions\/17611"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}