{"id":17670,"date":"2016-02-09T13:48:46","date_gmt":"2016-02-09T12:48:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17670"},"modified":"2016-02-09T18:41:05","modified_gmt":"2016-02-09T17:41:05","slug":"madaxweyne-gaas-oo-kusoo-dhoweeyey-qasriga-madaxtooyada-puntland-ee-garoowe-wafti-ballaadhan-oo-heer-caalami-ah-oo-uu-hoggaaminayo-wakiilka-xog-hayaha-guud-ee-qaramada-midoobey-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17670","title":{"rendered":"Dhagayso-Sawiro: Madaxweynaha Puntland oo kulan kula qaatay Garoowe Wafti Ballaaran oo ka socda Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta 09-Feb-2016 kusoo dhoweeyey Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Wafti Ballaadhan oo heer Caalami ah oo uu hoggaaminayo Wakiilka Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17671\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17671\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098.jpg\" alt=\"IMG_3098\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waftiga ayaa sidoo kale waxaa \u00a0ka mid ahaa Danjirayaasha IGAD, Talyaaniga, Midowga Yurub, Ingiriiska, Maraykanka iyo Itoobiya, iyada oo maalinta berito ahna lafilayo in ay Puntland soo gaadhaan Danjirayaal \u00a0kale oo ka kala socda waddamada Soomaaliya daneeya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ujeedka socdaalka waftigu uu ku qotomo siday\u00a0 u arki lahaayeen dareenka shacabka Puntland ee ku aadan geeddi-socodka Doorashooyinka 2016-ka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cwaftigani waxay noogu yimaadeen in ay arkaan dareenka dadka reer Puntland hadday ahaan lahaayeen siyaasiyiin, odayaal dhaqameed iyo bulshada rayidka ahba \u00a0ee ku aadan geeddi-socodka nabadda Soomaaliya iyo Hiigsiga doorashada\u201d ayuu yiri Madaxweyne Dr.Cabdiweli.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cDadka reer Puntland dareen bay ka-muujiyeen go\u2019aankii Dawladda Federaalku qaadatay, Beesha Caalamkuna ay taageertay, sidaa awgeed in ay la hadlaan shacabka Puntland, wada xaajoodna la yeeshaan shacabka iyo Dawladda oo wada socda ayay sidoo kale u yimaadeen\u201d ayuu yiri Madaxweyne Dr. Gaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa imaatinka waftiga ee Puntland ku tilmaamay fursad wanaagsan oo ay Beesha Caalamku siisay Puntland isla markaasna uu rajaynayo shirka furmi doona in ay kasoo bixi doonaan wax ummadda Soomaaliyeed oo dhan dani ugu jirto.<\/p>\n<p>\u201cwaan ku faraxsanahay runtii intaas oo danjire in ay noo yimaadaan, dareenkayagana ay ogaadaan, shacbigayagana ay dhegeysataan waa fursad aad u wanaagsan oo beesha Caalamku ay siisay Puntland, waana soo dhoweynayaa, waxaana rajeynaya in wada hadalku guul ku dhammaado wax wanaagsan oo ummadda reer Puntland iyo guud ahaan soomaaliyaba dani ugu jirtona uu kasoo boxo\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Shirka ayaa muddo saddex cisho ah ka socon doona magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaan si dhab ah loogu lafa guri doono go\u2019aanka Puntland ee doorashooyinka 2016-ka iyo qaabkii looga gudbi lahaa xilligan kala guurka ah uu dalka Soomaaliya ku jiro.<br \/>\nDhagayso Madaxweyne Gaas<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-17670-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Codka-Madaxweynaha-ee-Soodhoweynta-Waftiga.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Codka-Madaxweynaha-ee-Soodhoweynta-Waftiga.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Codka-Madaxweynaha-ee-Soodhoweynta-Waftiga.mp3<\/a><\/audio><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67468\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3081.jpg\" alt=\"IMG_3081\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67469\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3085.jpg\" alt=\"IMG_3085\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67470\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3091.jpg\" alt=\"IMG_3091\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67471\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3098.jpg\" alt=\"IMG_3098\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67472\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3106.jpg\" alt=\"IMG_3106\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67473\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3114.jpg\" alt=\"IMG_3114\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67474\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3117.jpg\" alt=\"IMG_3117\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67475\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3118.jpg\" alt=\"IMG_3118\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67476\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3129.jpg\" alt=\"IMG_3129\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67477\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3131.jpg\" alt=\"IMG_3131\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67478\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3133.jpg\" alt=\"IMG_3133\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67479\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3135.jpg\" alt=\"IMG_3135\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67480\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3137.jpg\" alt=\"IMG_3137\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67481\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3149.jpg\" alt=\"IMG_3149\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67482\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3155.jpg\" alt=\"IMG_3155\" width=\"640\" height=\"427\" \/><a href=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3165.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67483\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_3165.jpg\" alt=\"IMG_3165\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1460,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17670"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17676,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17670\/revisions\/17676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17671"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}