{"id":17762,"date":"2016-02-12T19:13:28","date_gmt":"2016-02-12T18:13:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17762"},"modified":"2016-02-12T19:14:04","modified_gmt":"2016-02-12T18:14:04","slug":"warbixinsawirromadaxweynaha-dawladda-puntland-oo-qasriga-madaxtooyada-shir-kula-qaatay-guddiga-tayaynta-iyo-shaqo-qorista-qaybo-kamid-ah-hayadaha-dawladda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17762","title":{"rendered":"Sawiro: Madaxweyne Gaas oo Qasriga Madaxtooyada shir kula qaatay guddiga tayaynta iyo shaqo qorista qaybo kamid ah hay&#8217;adaha Dawladda."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee ay yeeshaan guddiga hoggaaminta mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista qaybo ka mid ah hay\u2019adaha dowladda Puntland. (Capacity Injection Project).<\/p>\n<p>Guddiga oo heer wasiir ah ayaa waxaa guddoomiye u \u00a0ah\u00a0 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana xubno ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Qorshaynta, Wasaaradda Beeraha iyo Hay\u2019adda Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland, waxaana uu mashruucani qayb ka yahay ballan-qaadkii Madaxweynaha ee ahaa dig u habaynta shaqaalaha Dawladda.<\/p>\n<p>Ugu horayn guddiga \u00a0hoggaaminta mashruuca tayeynta iyo shaqo qorista qaybo ka mid ah hay\u2019adaha dowladda Puntland ayaa \u00a0waxa ay warbixino ka dhagaysteen \u00a0guddiga daba-galka iyo la socodka mashruucakani, waxayna uga \u00a0warbixiyeen waxqabadkoodii saddexdii bilood ee la soo dhaafay, waxayna ka codsadeen guddiga hoggaminta in ay u ansixiyaan qorsheyaasha iyo miisaaniyadda saddexda bilood ee soo socota.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa ah mid saddexdii biloodba ay mar yeelan doonaan guddiga hoggaaminta mashruuca tayeynta iyo shaqo qorista qaybo kamid ah hay\u2019adaha dawladda Puntland, waxaana looga golleeyahay in dib u eegis lagu sameeyo wixii \u00a0ka qabsoomay qorsheyaashii saddexdii bilood ee la so dhaafay iyo in lagu ansixiyo qorsheyasha iyo miisaaniyadda saddex bilood\u00a0 ee soo socota.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa bogaadiyey wax qabadkii guddiga dabagalka iyo la socodka mashruuca Tayeynta iyo shaqo qorista, isla markaana ku boorriyey dhammaan hay\u2019adaha mashruucan qaybta ka ah in \u00a0ay u hoggaansamaan nidaamka shaqo qorista Puntland, isla markaana ay raacaan shuruucda loo dejiyey hay\u2019adda shaqaalaha rayidka ah oo iyadu wakiil uga ah dawladda nidaamka shaqo qorista.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii guddiga ayaa ansixiyey qorsheyaasha iyo miisaaniyadda lagu shaqayn doono\u00a0 saddexda bilood ee soo socota si loo dar-dar geliyo shaqooyinka baaxadda leh ee la doonayo in la fuliyo, isla markaana laga dhabeeyo ballan qaadkii Madaxweynaha ee ahaa hufnaan iyo isla xisaabtan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67771\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01071.jpg\" alt=\"IMG_0107\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67772\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01081.jpg\" alt=\"IMG_0108\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67773\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01111.jpg\" alt=\"IMG_0111\" width=\"427\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67774\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01141.jpg\" alt=\"IMG_0114\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67775\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01191.jpg\" alt=\"IMG_0119\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67776\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01261.jpg\" alt=\"IMG_0126\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67777\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01311.jpg\" alt=\"IMG_0131\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-67778\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/IMG_01341.jpg\" alt=\"IMG_0134\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa maanta oo 12-Feb-2016 shir guddoomiyey shirkii koowaad ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17762","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1209,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17762"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17766,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17762\/revisions\/17766"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}