{"id":17800,"date":"2016-02-14T11:42:27","date_gmt":"2016-02-14T10:42:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17800"},"modified":"2016-02-14T11:42:27","modified_gmt":"2016-02-14T10:42:27","slug":"meydadka-dhalinyaro-soomaali-tahriibayaal-ahaa-oo-aas-loogu-sameeyay-talyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17800","title":{"rendered":"Meydadka dhalinyaro Soomaali Tahriibayaal ahaa oo Aas loogu sameeyay Talyaaniga"},"content":{"rendered":"<p>14 Feb 2016 (Puntlandes) Meydadka dhalinyaro Soomaali oo ahaa Tahriibayaal ku Harqaday Badda dalka\u00a0Talyaaniga ayaa hab maamuus aas wadareed ah loogu sameeyay dalka Talyaaniga.<br \/>\n<span id=\"more-39157\"><\/span><\/p>\n<p>Meydadkan ayaa badda soo tuftay, kadib markii todobaadkii hore doontii ay la socdeen ku degtay agagaarka Xeebaha Talyaaniga.\u00a0Meydadkan oo ahaa illaa 13 meyd ayaa waxaa Aaska loo sameeyay ka qeyb galay Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Talyaaniga iyo Mas\u2019uuliyiin ka socday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Warbaahinta dalka Talyaaniga ayaa si aad ah u tabinayay aaskan oo si aad ah loo diyaariyay, iyadoo ubax la saaray naxashka meydadka, waxaana Mas\u2019uuliyiinta Safaaradda Talyaaniga ay sheegeen in aas qaran loo sameeyay, maadaama ay ahaayeen muwaadiniin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xilligan oo lagu jiro qaboobaha ayaa Badda Mediterreanka waxaa adag in doomaha ka sameysan bacaha ay ka gudbaan, waxaana Badda mararka qaar ay isu bedeshaa sidii Baraf oo kale.<\/p>\n<p>Soomaalida ayaa sanadadii u dambeeyey waxay ki le&#8217;anayeen Xeebaha dalka\u00a0Talyaaniga iyo kuwa Afrikada Waqooyi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-39153\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-1-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-1-92x61.jpg 92w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-1.jpg 640w\" alt=\"meyd-aas (1)\" width=\"640\" height=\"425\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-39154\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-2-300x184.jpg 300w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-2.jpg 640w\" alt=\"meyd-aas (2)\" width=\"640\" height=\"392\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-39155\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-3.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-3-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/meyd-aas-3.jpg 640w\" alt=\"meyd-aas (3)\" width=\"640\" height=\"341\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Feb 2016 (Puntlandes) Meydadka dhalinyaro Soomaali oo ahaa Tahriibayaal ku Harqaday Badda dalka\u00a0Talyaaniga ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1271,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17802,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17800\/revisions\/17802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}