{"id":17865,"date":"2016-02-15T21:15:04","date_gmt":"2016-02-15T20:15:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17865"},"modified":"2016-02-15T21:15:04","modified_gmt":"2016-02-15T20:15:04","slug":"dhagayso-ckariim-xuseen-guled-waxaa-ayaan-daro-ah-in-dad-gaar-ah-oo-loo-sadbursiiyey-ay-saluug-iyo-qaylo-qabaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17865","title":{"rendered":"Dhagayso: C\/kariim Xuseen Guled \u201dwaxaa Ayaan daro ah in dad gaar ah oo loo Sadbursiiyey ay Saluug iyo Qaylo qabaan..\u201d"},"content":{"rendered":"<p>15 Feb 2016 (Puntlandes) C\/kariim Xuseen Guled \u00a0oo ah madaxweynaha maamulka aan Dastuurka waafaqsanayn ee Degmada Cadaado uu fadhigiisu yahay ee Galmudug ayaa waxa uu ka hadlay diidmada ay dawladda Puntland diiday in Soomaalidu wax ku qaybsato Habka Qabaliga ah ee 4.5,\u00a0 isagoo u leexiyey diidmada Puntland inay Saluugsan yihiin wax uu ugu yeerayt in awalba \u00a0loo Sadburiyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/196-13.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17093\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-17093\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/196-13.jpg\" alt=\"196-13\" width=\"584\" height=\"634\" \/><\/a><\/p>\n<p>C\/kariim ayaa yiri \u201dwaxaa Ayaan daro ah in dad gaar ah oo loo Sadbursiiyey ay Saluug iyo Qaylo qabaan. Halka kuwii laga Sadbursaday ay aamusan yihiin\u201d<\/p>\n<p>Runtii waa wax aan Xaqiiq ku salaysnayn in dawladda Puntland iyo shacabkeeda ay doonayaan Sadbursi, iyagoo diiday in dib loogu noqdo habkii qabiilka ku salaysnaa ee 4.5 halka uu C\/kariim u ordayo inaysan Soomaaliya waligeed ka bixin Qabiil wax ku qaybsi.<\/p>\n<p>Dhanka kale C\/kariim ayaa waxa uu ka hadlay wax aan waxba ka qusayn oo ah in haddii isaga iyo saaxibadii ay ka tanaasuli waayaan Qabiil wax ku qaybsi inay Puntland Aayaheeda ka tashan doonyto.<\/p>\n<p>Dhagayso C\/kariim<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-17865-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Cabdikariim15.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Cabdikariim15.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Cabdikariim15.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Feb 2016 (Puntlandes) C\/kariim Xuseen Guled \u00a0oo ah madaxweynaha maamulka aan Dastuurka waafaqsanayn ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17865","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2538,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17865"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17867,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17865\/revisions\/17867"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}