{"id":17892,"date":"2016-02-16T19:24:44","date_gmt":"2016-02-16T18:24:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17892"},"modified":"2016-02-16T19:24:44","modified_gmt":"2016-02-16T18:24:44","slug":"sawiro-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-madaxtooyada-kula-shiray-dhammaan-hayadaha-ka-hawlgala-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17892","title":{"rendered":"Sawiro: Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Madaxtooyada kula shiray dhammaan hay&#8217;adaha ka hawlgala Puntland"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16-Feb- 2016 \u00a0Aqalka Madaxtooyada \u00a0Dawladda Puntland ee Garoowe shir kula qaatay \u00a0hey\u2019adaha ka hawl-gala gudaha Puntland, maadaama ay Dawladda Puntland hore ugu astaysay hay\u2019adaha in looga baahanyahay in <b>16-ka February<\/b>\u00a0gurmad deg-deg ah loo fidiyo dadka iyo duunyada ay abaaruhu wax-yeelee yeen.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/197-4.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17216\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17216\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/197-4.jpg\" alt=\"197-4\" width=\"654\" height=\"429\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey\u00a0 oo ah guddoomiyaha Guddiga Abaaraha\u00a0 ayaa sheegay\u00a0 in deegaano gaareya 78 deegaan oo ka kooban 5 gobol oo ka mid ah gobollada Puntland \u00a0ay si weyn u wax-yeelaysay abaartu isla markaana biyihii iyo baadkiiba ay gabaabsi noqdeen, loona\u00a0 baahanyahay in si wada jir ah looga hawl galo.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in\u00a0 Dawladda Puntland oo kaashanaysa hay\u2019adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxalliga ah ay ku dhawaaqayso in ay billaabi doonto gurmad deg-deg ah iyadoo ka duulaysa tallaabooyinka soo socda.<\/p>\n<p class=\"\">o\u00a0\u00a0 Dawladda Puntland ay dib u habaynaysaa\u00a0 dhamaan ceelasha biyaha ee gobolada ay Abaartu wax-yeeleysay si loo\u00a0 helo baraago biyaha celin kara.<\/p>\n<p class=\"\">o\u00a0\u00a0 \u00a0Dawladdu waxay\u00a0 bilaabeysaa Biyo dhaamis ballaaran oo meelo kala duwan ah<\/p>\n<p class=\"\">o\u00a0\u00a0 Dawladdu waxay tallaali doontaa dhamaan xoolaha Abaartu saamaysay<\/p>\n<p class=\"\">o\u00a0\u00a0 Dawladdu waxay\u00a0 diyaarin doontaa\u00a0 gaadiid caafimaad iyo kooxo dhaqaatiir ah \u00a0si loogu gurmado dadka ay\u00a0 Abbaartu saameysay<\/p>\n<p class=\"\">o\u00a0\u00a0 Dawladdu waxay\u00a0 diyaarin doontaa \u00a0Baraagaha guur-guura\u00a0 si dadka iyo duunayada aan soo gaari karin\u00a0 ceelasha biyaha loogu gaar siiyo biyo meelaha ay joogaan<\/p>\n<p class=\"\">o\u00a0\u00a0 Dawladdu waxay Samaynaysaa\u00a0 nafaqayn Hooyada iyo dhallaanka iyo dhammaan dadka nugulka ah ee Abaaruhu ay \u00a0wax-yeellee-yeen.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambayntii Dawladda Puntland iyo hay\u2019adihii shirka kasoo qayb galay ayaa isla \u00a0Af-gartay in si joogto ah ay guddiga abaaraha iyo hay\u2019aduhu u wada joogteeyaan warbixinada iyo xogaha ku saabsan hadba halka ay marayaan hawlaha gurmadku si\u2019aanu\u00a0 u kala go\u2019in gurmadka loo fidinayo dadka iyo duunyada ay abaaruhu halakeeyeen.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>&#8212;DHAMMAAD&#8212;<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 16-Feb- 2016 \u00a0Aqalka Madaxtooyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17892","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1132,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17893,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17892\/revisions\/17893"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}