{"id":17936,"date":"2016-02-17T20:55:13","date_gmt":"2016-02-17T19:55:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17936"},"modified":"2016-02-17T21:00:08","modified_gmt":"2016-02-17T20:00:08","slug":"sawiro-madaxweynaha-dawladda-puntland-wasiirka-arrimaha-dibadda-itoobiya-oo-kawada-hadlay-geedisocodka-dorashooyinka-2016","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17936","title":{"rendered":"Sawiro: Madaxweynaha Dawladda Puntland &#038; Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo kawada hadlay Geedisocodka Dorashooyinka 2016"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas \u00a0oo maalinii labaad kusugan magaalada Addis Ababa ee \u00a0Caasimadda Waddanka Itoobiya ayaa Caawa 17-Feb-2016 waxaa casho sharaf u sameeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Itoobiya Dr.Tedros Adhanom.<\/p>\n<p>Kulanka casho sharafta ayaa sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya iyo Wakiilka Itoobiya u qaabilsan urur goboleedka IGAD, waxaana uu kulankani ahaa mid lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha Dawladda Puntland isla markaana lagu lafa gurayo guud ahaanba arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya Dr.Tedros \u00a0kulankoda \u00a0casha sharafta kasoo qayb galay ayaa waxay kawada hadleen guud ahaan arrimaha Siyaasadda ee Soomaaliya gaar ahaan geeddi-socodka doorashooyinka 2016-ka iyo mawqifkii Dawladda \u00a0Puntland ay ka qaadatay go\u2019aankii ay gaadhey Dawladda Federaalka Soomaaliya beesha Caalamkuna ay soo dhoweysey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas \u00a0\u00a0oo uga mahadceliyey \u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda Dawladda \u00a0Itoobiya Dr.Tedros casho sharafta uu u sameeyey ayaa dhinaca kale \u00a0sheegay\u00a0 \u00a0Puntland in aanay marnaba aqbalayn in dalka dib loogu celiyo nidaamkii awood qaybsiga qabiilka ee 4.5 kaas oo dawladda federaalku go\u2019aamisey\u00a0 in marlabaad dalka dib loogu celiyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya u sheegay in todobaadkii lasoo dhaafay ay Puntland soo gaadheen wafti ballaadhan oo ka socda beesha caalamka kuwaas oo uu hoggaaminayo wakiilka xog hayaha guud ee qarama midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Michael Keating \u00a0kana mid ahaayeen Danjirayaasha Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Iswiidhan, midowga yurub iiyo midowga Afrika kuwaas oo kulamo \u00a0kala duwan laqaatay Dawladda, Baarlamaanka, bulshada rayidka ah, Isimada iyo siyaasiyiinta isla markaana ay indhohooda ku soo arkeen dareenka shacabk Puntland.<\/p>\n<p>Casho sharafta uu Wasiirka arrimaha Dibadda \u00a0Dawladda Federaalka Itoobiya Dr. Tedros Adhanom u sameeyey Madaxweynaha Dawladda Puntand Dr.Cabdiweli Maxamed Cali gaas ayaa waxay kusoo gebagebowdey \u00a0jawi deggan oo meeqaam heersare ah leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68203\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/2e2d127a-b6ff-4e3e-a1de-ed5a8b527202.jpg\" alt=\"2e2d127a-b6ff-4e3e-a1de-ed5a8b527202\" width=\"673\" height=\"503\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68204\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/8ec39d01-a866-4d53-839a-e5a437c3d9de.jpg\" alt=\"8ec39d01-a866-4d53-839a-e5a437c3d9de\" width=\"673\" height=\"503\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68205\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/511d2db2-df5c-4e2a-8193-da9ca60cdec3.jpg\" alt=\"511d2db2-df5c-4e2a-8193-da9ca60cdec3\" width=\"732\" height=\"547\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68206\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/e5dc831e-851c-4e04-8de5-1ddfe601dbd7.jpg\" alt=\"e5dc831e-851c-4e04-8de5-1ddfe601dbd7\" width=\"673\" height=\"503\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas \u00a0oo maalinii labaad kusugan magaalada Addis Ababa ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1367,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17936"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17940,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17936\/revisions\/17940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17937"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}