{"id":17967,"date":"2016-02-19T17:50:31","date_gmt":"2016-02-19T16:50:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17967"},"modified":"2016-02-19T17:50:31","modified_gmt":"2016-02-19T16:50:31","slug":"sawiro-tababar-ku-saabsan-tayaynta-hayadaha-dowliga-ah-ee-dowladda-puntland-oo-soo-idlaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17967","title":{"rendered":"Sawiro: Tababar ku saabsan tayaynta Hay\u2019adaha Dowliga ah ee Dowladda Puntland oo soo idlaaday"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa\u00a0 waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay Shaqaalaha mashruuca tayaynta shaqalaha Dowladda Puntland ee Xafiiska Madexweynaha iyo Guddiga sare ee Hay\u2019ada Shaqallaha Rayid ah ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Tababarkan oo loogu magac daray <strong>One-on One Orientation and Training Workshop<\/strong>ayaa wuxuu mudo hal asbuuc ah ka socday xarunta Bangiga aduunka ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana si wada jir ah u bixinayay Khuburo ka socotay\u00a0 Bangiga Aduunka.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa ku saabsanaa sidii loo dar-dar gelin lahaa shaqada mashruuca Tayaynta iyo Shaqalaysiinta ee uu Bangiga Aduunku maalgeliyo Dowladda Puntland-na ay fulinayso.<\/p>\n<p>Mudadii uu tababarku socday ayaa shaqallaha mashruuca Tayaynta iyo Shaqalaysiinta\u00a0 iyo guddiga Hay\u2019adda shaqaalaha rayidka ah soo bandhigeen wixii u qabsoomay saddexdii bilood oo la soo dhaafay, caqabadaha jira iyo qorshayaasha saddexda bilood ee soo socota.<\/p>\n<p>Agasimaha Guud ee Madextooyada Dawladda Puntland iyo Guddoomiyaha Shaqalaha rayid ah ayaa Bangiga Aduunka sii yeey warbixin dheer oo ku saabsan sida Dowladda Puntland ay ugu heelan tahay in uu mashruucani miro dhalo Dowladduna uga faa\u2019iidaynayso shaqaleheeda.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa soconaya muddo shan sano, waxana uu ka mid yahay balanqaadyadii uu Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas u balan qaaday shabackiisa.<\/p>\n<p>Wafuuda tababarku u socdey ayaa waxa hoggaminayey Agaasimaha Guud ee \u00a0Madextooyada Dawladda Puntland Mudane Deeq Suleymaan yuusuf.<\/p>\n<p>Bangiga aduunka ayaa ku aamanay Dowladda Puntland sida habsami u socodka leh ee uu mashruucu u socdo iyo guulihii la gaaray sadexdii bilood ee la soo dhaafay, waxana ay sheegeen in mashruucani mirro dhalidoono.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii, tababarka ayaa ku soo idlaaday jawi deggan, waxaana ay wufuudu sheegeen in uu ahaa tababar ay wax badan ka faa\u2019iideen, taas oo u fududayn-doonta in ay u gutaan shaqadooda si habsami leh.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68307\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160215_112545.jpg\" alt=\"20160215_112545\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68308\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160215_112557.jpg\" alt=\"20160215_112557\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68309\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160215_123940.jpg\" alt=\"20160215_123940\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68310\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160217_131153.jpg\" alt=\"20160217_131153\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68311\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160217_131202.jpg\" alt=\"20160217_131202\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68312\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160217_131222.jpg\" alt=\"20160217_131222\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68313\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160217_131306.jpg\" alt=\"20160217_131306\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68314\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160218_104215.jpg\" alt=\"20160218_104215\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68315\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160218_104805.jpg\" alt=\"20160218_104805\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68316\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160219_111147.jpg\" alt=\"20160219_111147\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68317\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160219_111634.jpg\" alt=\"20160219_111634\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68318\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160219_121140.jpg\" alt=\"20160219_121140\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68319\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/20160219_121331.jpg\" alt=\"20160219_121331\" width=\"555\" height=\"480\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa\u00a0 waxaa ku soo idlaaday tababar Bangiga adduunku u qabtay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17967","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1204,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17967"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17969,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17967\/revisions\/17969"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}