{"id":17974,"date":"2016-02-19T18:50:57","date_gmt":"2016-02-19T17:50:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17974"},"modified":"2016-02-19T18:50:57","modified_gmt":"2016-02-19T17:50:57","slug":"mareykanka-oo-somalia-ku-daray-liis-cusub-iyadoo-la-adkeeyey-helitaanka-visa-ha-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=17974","title":{"rendered":"Mareykanka oo Somalia ku Daray Liis Cusub, iyadoo la adkeeyey helitaanka VISA-ha maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>19 Feb 2016 (Puntlandes) Dowladda Mareykanka ayaa sadex dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay ku dartay liiska dalalka walaaca laga qabo, marka la eego barnaamijka ogolaanaya in VISA la\u2019aan lasoo galo Mareykanka (VISA Waiver Program).<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/98b.jpg\" rel=\"attachment wp-att-17979\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17979\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/98b.jpg\" alt=\"98b\" width=\"660\" height=\"453\" \/><\/a><\/p>\n<p>Labada dal ee kale ayaa ha\u00a0Yemen iyo Libya,\u00a0Waaxda ammaanka gudaha ee Dowladda Mareykanka ayaa khamiistii ku dhowaaqday tallaabadan, oo dadka booqday dalalkan shanti sano ee lasoo dhaafay ku adkeyn doonto hanaanka lagu helo Visa-ha Mareykanka.<\/p>\n<p>Xayiraad cusub ayaa loo cuskaday sharciga la ansixiyey \u00a0weerarkii November ee Paris ka dib.<\/p>\n<p>Wadamada kala duwan ee\u00a0markii hore Mareykanka dadkoodu u safri jiray Visa la,aanta ayaa hadda laga doonayaa in ay VISAdalbadaan iyadoo hadii ay shanti sano ee lasoo dhaafay u safreen Soomaaliya aan la siin doonin VISA<\/p>\n<p>Waaxda Ammaanka Gudaha ayaa sheegtay in shuruudaha cusub aysan si toos ah u saamayn dooninmuwaadiniinta ka yimid dalalka aan Visaha u baahneyn in ay Mareykan soo galaan oo ay ku jiraan muwaadiniinta labada dhalasho heysta ee Yemen, Soomaaliya iyo Liibiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Feb 2016 (Puntlandes) Dowladda Mareykanka ayaa sadex dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-17974","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1269,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17974","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=17974"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17980,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/17974\/revisions\/17980"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=17974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=17974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=17974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}