{"id":18099,"date":"2016-02-21T19:25:05","date_gmt":"2016-02-21T18:25:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18099"},"modified":"2016-02-21T19:28:21","modified_gmt":"2016-02-21T18:28:21","slug":"sawiro-wasiirka-deegaanka-oo-la-wareegay-guri-ay-bulshada-bursaalax-wasaarada-siisay-soona-kormeeray-barnaamijka-hormarinta-bursaalax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18099","title":{"rendered":"Sawiro: Wasiirka Deegaanka oo la wareegay Guri ay bulshada Bursaalax Wasaarada siisay soona kormeeray Barnaamijka hormarinta Bursaalax"},"content":{"rendered":"<p>21 Feb 2016 (Puntlandes) Wasiirka Deegaanka Puntland ayaa\u00a0la wareegay Guri ay bulshada Bursaalax \u00a0ay Wasaaradiisa\u00a0siisay, kadibna waxa uu soo\u00a0kormeeray Barnaamijka Hormarinta Bursaalax ee aadka u qiimaha badan ahna mid ay Soomaali oo dhami wax ka bartaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada\u00a0Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame oo maalmahaan\u00a0kormeer shaqo ku marayey Gobolada Puntland ayaa galabta soo gaaray\u00a0magaalada\u00a0Bursaalax oo hoos tagta\u00a0Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug\u00a0halkaasoo uu u tagay dardargelinta iyo balaarinta howlaha shaqo ee ay\u00a0Wasaarada Deegaanku ka wado Gobolada dalka, Wasiirka ayaa sifiican\u00a0loogu soo dhaweeyey deegaanka Bursaalax isagoona kormeeray xarumaha<br \/>\nkaladuwan ee\u00a0dalka.<\/p>\n<p>Wasiir\u00a0Cali Cabdullaahi ayaa waxaa ugu horayn lagu wareejiyey shacabka\u00a0Bursaalax oo ka duulaya halhayskii madaxweyne Cabdiwali Maxamaed Cali Gaas ee ahaa &#8220;Puntland ha isku Tashato&#8221; guri \u00a0ay ugu talagaleen Wasaarada Deegaanka kaasoo si\u00a0toos ah ay Wasaaradu ula wareegtay iyadoona lagu fulin doono shaqada Wasaarada.<\/p>\n<p>Wasiirka Deegaanka ayaa wuxuu la kulmay dadweynaha\u00a0magaalada Bursaalax isagoo kala hadlay arimo la xiriira Hormarinta Heegaanka, wuxuuna sheegay in Wasaaradiisu ay si toos ah usoo dagi\u00a0doonto magaalada\u00a0Bursalax,<\/p>\n<p>Shacabka magaalada ayuu wasiirku ka codsaday\u00a0inay xilwayn iska saaraan badbaadinta iyo hormarinta deegaanka waxaana\u00a0uu sheegey in wasaaradu ay diyaar u tahay inay dadweynaha kala\u00a0shaqayso hormarka isagoona ku baaqay in la sameeyo barnaamijyo \u201cIskaa\u00a0Wax u qabso\u201d ah kuwaasoo uu sheegey in aad loogu baahanyahay.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Cabdullahi Warsame ayaa intaas kadib booqday Barnaamijka Hormarinta Bulshada Bursaalax oo ah mashruuc balaaran oo ay Bulshadu isku tashatay kaasoo ka kooban qaybo kala\u00a0Iskuulo Waxbarasho (Hoose\/Dhexe &amp; Sare, Daka waawayn, Farsama Gacanta, Arimaha Diinta), Isbitaal, xarumo\u00a0dadka lagu tababaro iyo Biyo Siinta mahaalada Bursaalax,<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa soo indha-indheeyey\u00a0qaybaha kaladuwan ee Barnaamijkaasi ka koobanyahay waxaana uu warbixin\u00a0ka dhagaystay maamulaha iyo howlwadeenada Xarunta, Wasiirku wuxuu\u00a0intaas kadib sheegey inu ku faraxsanyahay booqashadiisa <strong>isagoo ku\u00a0amaanay bulshada reer Bursaalax dal iyo dibadba sida wanaagsan ee ay u Hormariyeen Deegaankooda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Daawo Sawirada<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-18100\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c.jpg\" alt=\"213-1c\" width=\"781\" height=\"586\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c.jpg 922w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1c-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 781px) 100vw, 781px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-18101\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e.jpg\" alt=\"213-1e\" width=\"779\" height=\"585\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e.jpg 922w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-1e-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 779px) 100vw, 779px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-21487\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/18.jpg\" alt=\"1\" width=\"781\" height=\"586\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21488\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/24.jpg\" alt=\"2\" width=\"786\" height=\"590\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21489\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/33.jpg\" alt=\"3\" width=\"774\" height=\"581\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21490\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/42.jpg\" alt=\"4\" width=\"773\" height=\"580\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21491\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/52.jpg\" alt=\"5\" width=\"773\" height=\"580\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21492\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/61.jpg\" alt=\"6\" width=\"774\" height=\"581\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21493\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/71.jpg\" alt=\"7\" width=\"783\" height=\"588\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21495\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/81.jpg\" alt=\"8\" width=\"776\" height=\"582\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-21496\" src=\"http:\/\/www.villapuntland.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/91.jpg\" alt=\"9\" width=\"774\" height=\"581\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Feb 2016 (Puntlandes) Wasiirka Deegaanka Puntland ayaa\u00a0la wareegay Guri ay bulshada Bursaalax \u00a0ay Wasaaradiisa\u00a0siisay,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1347,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18099"}],"version-history":[{"count":7,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18108,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18099\/revisions\/18108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18100"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}