{"id":18178,"date":"2016-02-23T12:52:46","date_gmt":"2016-02-23T11:52:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18178"},"modified":"2016-02-23T12:55:44","modified_gmt":"2016-02-23T11:55:44","slug":"warbixinmadaxweynaha-dawladda-puntland-safar-shaqo-ugu-amba-baxay-waddanka-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18178","title":{"rendered":"Warbixin:Madaxweynaha Dawladda Puntland Safar Shaqo ugu Amba-baxay Waddanka Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa\u00a0 23-Feb-2016 ka amba-baxay magaalada Addis Ababa\u00a0 ee xarunta dalka Itoobiya oo muddo ha todobaad ah uu hawlo shaqo u joogey isagoo kusii jeeda Magaalada Washington DC\u00a0 ee Xarunta Waddaka Maraykanka.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-3c.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18179\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18179\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-3c.jpg\" alt=\"213-3c\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha ayaa waxa uu sidoo kale safar ku tegi doonaa gobollada kala duwan ee dalka maraykanka halkaas oo uu \u00a0shirar iyo kulamo kula qaadan doono Jaaliyadaha kala duwan ee reer Puntland eek u dhaqan qaaradda America, kulamadaas oo intooda badan salka ku hayn doona qaabkii ay jaaliyaduhu uga qayb qaadan lahaan horumarka baaxadda leh ee Puntland ka socda iyo talooyinkooda ku aadan halbeegga awood qaybsiga qabiilka ee 4.5 kaas oo ay Puntland qaadacday in dalka dib loogu celiyo, balse ay Dawladda Federaalku weli dabada ka riixayso sidii markale dalka dib loogu celin lahaa awood qaysiga qabiilka ee 4.5 kaas oo ummadda Soomaaliyeed ragaadiyey.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><strong>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kabaaqday shirka shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya ee uu Marti gelinayo Waddanka Turkigu, kadib markii uu u arkay Madaxweynuhu\u00a0 shirkaasi in uu yahay mid ummadda Soomaaliyeed lagu Jaahwareerinayo isla markaana aanay wax dan ahi ugu jirin ummadda Soomaaliyeed oo shirkaasi oo aanu waxba kaga duwanayn shirarkii hore u bur-buray oo lagu qabtay Kismaayo iyo Muqdisho.<\/strong><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Shirka ka furmaya magaalada Istanbuul ayaa ah <strong>labo qaybood<\/strong>, <strong>qaybta hore<\/strong> ayaa ah mid looga hadlayo barnaamijka Hiigsiga cusub(New Deal) oo arrimaha diiradda lagu saari doono ay ka mid tahay maalgashiga, ganacsiga iyo dhaqaalaha waxaana qaybtaa Puntland uga qayb geleya <strong>Wasaaradaha Qorshaynta, Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Madax New Deal-ka u qaabilsan Puntland Maxamed Xassan Barre.<\/strong><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><strong>Qaybta labaad<\/strong> ee shirka Istanbuul ayaa ahaan doonta mid looga hadlayo\u00a0 siyaasadda dalka Soomaaliya oo ay ugu weyntahay nooca doorasho ee dalka kaqabsoomi doonta bilaha August iyo September ee fooda inagu soo haya, qaybtan Puntland kama qayb geli doonto maadaama Dawladda Federaalku aanay weli wax tanaasulaad ah ku samayn go\u2019aankeedii ahaa in dalka dib loogu celiyo awood qaybsigii qabiilka ee 4.5, sidoo kalena ay Dawladda Puntland ku taagan tahay go\u2019aankii shacabkeeda ee ahaa in aan dalka Soomaaliya dib loogu celin hannaankii hore usoo daashadey ee ee awood qaybsiga qabiilka ee \u00a04.5.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>&#8212;DHAMMAAD&#8212;-<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa\u00a0 23-Feb-2016 ka amba-baxay magaalada Addis Ababa\u00a0 ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18178","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1411,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18178"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18183,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18178\/revisions\/18183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}