{"id":18200,"date":"2016-02-24T13:02:37","date_gmt":"2016-02-24T12:02:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18200"},"modified":"2016-02-24T13:03:30","modified_gmt":"2016-02-24T12:03:30","slug":"dhagayso-wasiirka-w-shaqada-shaqaalah-puntland-oo-ka-hadlay-shirka-istanbul-markee-ayuu-saxsan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18200","title":{"rendered":"Dhagayso: Wasiirka W. Shaqada &#038;  Shaqaalah Puntland oo ka hadlay Shirka Istanbul, markee ayuu SAXSAN yahay?"},"content":{"rendered":"<p>24 Feb 2016 (Puntlandes) Shirka Istanbuul oo dawladda Puntland ay diiday ka qaybgalkiisa qaybta siyaasadda Soomaaliya looga hadlayo ayaa \u00a0waxaa ka qayb galaya Shirka oo ka hadlay labo jeer Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-4b.png\" rel=\"attachment wp-att-18203\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18203\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/213-4b.png\" alt=\"213-4b\" width=\"601\" height=\"400\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa mar uu Xalay waraysi siiyey TV ga Somali Cable waxa uu sheegay wax ka yaabiyey reer Puntland, isagoo ku samabeeyey ka maqnaasha madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo aan shirka xaadir ku ahayn inay, inuu safar kale Maraykanka u aaday isagoo diiday inuu yiraahdo Puntland waa \u201dQaadacday Puntland\u201d<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasiirka ayaa waraysiga hore ku sheegaya inay u yimaadeen ka qayb galka \u201dShirka Haweenka iyo kan Dhalinyaradda\u201d halka uu waraysiga dambe oo uu Radio Daljir siiyey ku inkiray inay ka qayb galeen Shirka Haweenka!!!!<\/p>\n<p>Akhriste bal dhagayso labada warayso oo dhuux waxa kaaga baxa!!!!<\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18194\" target=\"_blank\">Halkana ka Daawo Video: Hadalka Wasiirka Farbaa ku godan, Cumar &amp; Gaas yaa run sheegaya?<\/a><\/span><\/p>\n<p>Halkan hi\u00f3ose ka Dhagayso\u00a0 waraysigii WTV ga Somali Cable\u00a0ee Wasiirka<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-18200-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Istanbuul241a.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Istanbuul241a.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Istanbuul241a.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nHalkan hi\u00f3ose ka Dhagayso\u00a0 waraysigii\u00a0Radio Daljir ee Wasiirka<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-18200-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Istanbuul24.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Istanbuul24.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Istanbuul24.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 Feb 2016 (Puntlandes) Shirka Istanbuul oo dawladda Puntland ay diiday ka qaybgalkiisa qaybta siyaasadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18200","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1879,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18200"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18205,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18200\/revisions\/18205"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}