{"id":18206,"date":"2016-02-24T17:58:05","date_gmt":"2016-02-24T16:58:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18206"},"modified":"2016-02-24T17:58:05","modified_gmt":"2016-02-24T16:58:05","slug":"sawiro-dawladda-imaaraadka-carabta-oo-ballan-qaaday-in-ay-xannibaadda-ka-qaadayso-dhoofka-xoolaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18206","title":{"rendered":"Sawiro: Dawladda Imaaraadka Carabta oo ballan qaaday in ay xannibaadda ka qaadayso dhoofka xoolaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta \u00a0magaalada Dubai ka dhacay shir looga wada xaajoonayey sidii \u00a0dib loogu furi lahaa dhoofka xoolaha Puntland Ee hakadkad ka kujirey muddo saddex bilood ah, Shirkaas oo jewi wanaagsan Ku furmay \u2018 Kuna soo gebageboobay si wanaagsan.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa dhinaca Dawladda Isu tagga imaaraadka carabta shirka u ga qayb galay \u00a0Wasiirka xanaanada xoolaha , deegaanka iyo kaluumaysiga ee waddanka Imaaraatka \u00a0Dr. Thani bin Ahmed alzeyoudi, dhinaca dawlada Puntland waxaa ka uga qayb galay maareeyaha maxjarada Puntland mudane Maxamed Faarax Iyo wasiirkii hore ee Ganacsiga dawlada Puntland Cabdi-samad Yuusuf Maxamed oo metelay gamacsatada xoolaha dhoofisa Ee Pyntland.<\/p>\n<p>Dhinaca dawlada federalka soomaliya waxaa iga qayb galay Wasiirka xanaanada xoolaha mudane Siciid xusern Ciid Iyo safiirka soomaliya u fadhiya waddanka isutagga imaraadka carabta mudane Cabdiqaadir Shiiki.<\/p>\n<p>Dawlada imaraadlka ayaa balanqaaday inay dhakhso uga qaadayso\u00a0 xanibaada ay kusoo rogtey\u00a0 xoolahii kasoo dhoofijirey\u00a0 guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Puntland.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee tallaabadan ayaa noqonaysa mid ay aad usoo dhoweyn doonaan guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed maadaaama ganacsiga\u00a0 ugu weyn ee dalka somaaliya uu ku xidhan yahay dhoofka xoolaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68736\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/12772994_1013975255333543_49031071_o1.jpg\" alt=\"12772994_1013975255333543_49031071_o\" width=\"640\" height=\"360\" \/><a href=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/12773380_1013975245333544_961796543_o1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-68737\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/12773380_1013975245333544_961796543_o1.jpg\" alt=\"12773380_1013975245333544_961796543_o\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta \u00a0magaalada Dubai ka dhacay shir looga wada xaajoonayey sidii \u00a0dib loogu furi lahaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18207,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18206","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1416,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18206"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18208,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18206\/revisions\/18208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18207"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}