{"id":18245,"date":"2016-02-25T12:39:02","date_gmt":"2016-02-25T11:39:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18245"},"modified":"2016-02-25T12:40:53","modified_gmt":"2016-02-25T11:40:53","slug":"daawo-video-madaxweynaha-dfs-oo-wax-laga-waydiiyey-maqnaashaha-puntland-ee-shirkii-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18245","title":{"rendered":"Daawo Video: Madaxweynaha DFS oo wax  laga waydiiyey maqnaashaha Puntland ee shirkii Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>25 Feb 2016 (Puntlandes)\u00a0 Waxaa wax laga waydiiyay madaxweynaha DFS maqnaashaha shirka ee Puntland iyo Soomaaliland, wuxunna ku jawaabay oo yri \u201c<em>Dabcan Soomaaliland inta badan <\/em>shirarkii hore way ka maqnaan jirtay,waxii ka soo bixi jirayna way lahaayeen,kana mid dhaqaalo lugu cayimayo ma usan ahayn,Waxaase maqnaashiyaha shirarkii dhici jiray ku cusub Puntland,waana ka xunahay,\u201d<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/196-7.bmp\" rel=\"attachment wp-att-17090\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-17090\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/196-7.bmp\" alt=\"196-7\" width=\"600\" height=\"480\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo hadalkiisa sii wada ayaa intaas ku daray \u00a0\u201cSababta ay reer Puntland ay ku maqan-yihiin ma aha shirkan iyo New Dealka ee waa sabab siyaasadeed oo ad garaneysaan 2016 iyo sida ay wax u dhacayaan ah,dowladda faderaalka,dowlad gobolleedyadda jira iyo beesha caalamka waan iskudeynay madaxda iyo dadka Puntland inan la hadalno oo an ku qancino sida ay wax u jiraan,mana kuma jirin shirkan arrimaha siyaasadda in laga hadlo oo waxuu ahaa horumarka mid quseeyay,Puntland inay maqan-tahay waxaan ogaanay maalintii la soo baxayay maalintii ka horeysay,\u201d<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaan iminka hayn intii isla socotay dalka Soomaaliya markii Xukunka loo dhaariyey wax uu ku daro iska daaye, hadana u ordaya inuu 4 sano oo kale madaxweyne u sii ahaado wx uu isagu u yaqaan Soomaaliya!!!<\/p>\n<p>Daawo Xasan Sheekh<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vSJN4eL6nTM\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Feb 2016 (Puntlandes)\u00a0 Waxaa wax laga waydiiyay madaxweynaha DFS maqnaashaha shirka ee Puntland iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18245","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1389,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18245"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18248,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18245\/revisions\/18248"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}