{"id":18316,"date":"2016-02-27T15:46:11","date_gmt":"2016-02-27T14:46:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18316"},"modified":"2016-02-27T15:46:11","modified_gmt":"2016-02-27T14:46:11","slug":"wasiirada-arrimaha-dibadda-difaaca-ee-dalalka-ay-ciidamadooda-ka-jooga-soomaaliya-oo-shir-uga-furmay-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18316","title":{"rendered":"Wasiirada Arrimaha Dibadda &#038; Difaaca ee dalalka ay ciidamadooda ka jooga Soomaaliya oo shir uga furmay Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>27 Feb 2016 (Puntlandes) Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ay joogaan ciidamadooda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay dalka Jabuuti, kaasi oo looga hadlayo\u00a0Xaaladahii u dambeeyey ee Bartama iyo Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirada ayaa kullankooda diirada ku saari doona xaalada kala guurka ee ay iminka Soomaaliya madaxa la gashay.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasiirada ayaa si wada jir ah u cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen dad badan kuwa kalaena ay ku waxyeeloodeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Feb 2016 (Puntlandes) Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ay joogaan ciidamadooda Soomaaliya ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18253,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1260,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18317,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18316\/revisions\/18317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18253"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}