{"id":18346,"date":"2016-02-27T22:50:15","date_gmt":"2016-02-27T21:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18346"},"modified":"2016-02-28T10:39:45","modified_gmt":"2016-02-28T09:39:45","slug":"deg-deg-faahfaahin-dagaalkii-kismayo-caawa-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18346","title":{"rendered":"Faahfaahin dagaalkii Kismayo Caawa ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>27 Feb 2016 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ahna XKMG ee maamulka Jubaland ayaa waxaa caawa ka dhacay goobo kala duwan oo ku yaala magaalada\u00a0Dagaalo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18335\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-18335\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c.jpg\" alt=\"214-1c\" width=\"614\" height=\"461\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c.jpg 778w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-1c-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 614px) 100vw, 614px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kooxda Alshabaab ayaa waxay soo weerareen Degaanka Ceelash biyaha iyadoo uu dagaalkaasi socda muddo aad u dheer oo 30 daqiiqo ah.<\/p>\n<p>Kooxda Alshabaab ayaa waxay kaloo Madaafiic badan kusoo weerareen Airportka magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xaafadda Calanleey ayaa waxaa isna ka dhacay dagaal aad u kulul kaasoo u dhexeeyey Ciidamada maamulka Jubaland dhecxdooda iyagoo isku adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan muddana uu dagaalkoodu socday. Meesha uu dagaalku ka dhacay ayaa ah meel aan ka fogeen deriseyonka legada iyo Via Afmadow u dhaxeeysa<\/p>\n<p>Khasaaraha ka dhashay dagaaladaas kala duwan ee caawa ka dhacay magaalada Kismaayo\u00a0 ayaan wali Warbaahinta Puntlandes helin inta uu\u00a0le\u2019eg yahay.<\/p>\n<p>Kala soco faahfaahinta dagaaladan iyo Xaaladda magaalada Kismaayo Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Feb 2016 (Puntlandes)\u00a0Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ahna XKMG ee maamulka Jubaland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18335,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2054,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18346"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18350,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18346\/revisions\/18350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18335"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}