{"id":18382,"date":"2016-02-28T13:04:39","date_gmt":"2016-02-28T12:04:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18382"},"modified":"2016-02-28T13:07:55","modified_gmt":"2016-02-28T12:07:55","slug":"gudoomiye-xigeenkii-guddiga-dastuurka-jubbaland-drs-idil-oo-xalay-ku-hoyatay-xabsiga-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18382","title":{"rendered":"GUDOOMIYE XIGEENKII GUDDIGA DASTUURKA JUBBALAND DR\u2019S IDIL OO XALAY KU HOYATAY XABSIGA KISMAAYO"},"content":{"rendered":"<p>Xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa xalay ku hoyatay Gabadh lagu magacaabo Dr\u2019s Idil Cabdulqaadir Xaaji Xuseen oo ahayd gudoomiye ku\u00a0xigeenkii guddiga qoray Dastuurka maamulka Jubbaland, kadib marki shalay\u00a0galabtii ay ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland ay ka kaxeeyeen\u00a0hooygeeda ay ka daganeyd gudaha magaalda Kismaayo.<\/p>\n<p>Xildhibaan ka tirsan maamulka Jubbaland oo diiday in la shaaciyo\u00a0magaciisa ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay xariga Dr\u2019s Idil Cabdulqaadir<br \/>\nXaaji Xuseen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-2b.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18383\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18383\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/214-2b.jpg\" alt=\"214-2b\" width=\"640\" height=\"640\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dr\u2019s Idil<\/p>\n<p>Taliyaha soo xiray Dr\u2019s Idil oo lagu magacaabo Axmed Muuse Xirsi ayaa\u00a0sheegay in amarka lagu soo xiray gabadhan uu bixiyay wasiirka Arrimaha\u00a0gudaha iyo Amniga ee maamulka Jubbaland Jeneral Darwiish.<\/p>\n<p>Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeeysa xariga lagula kacay Dr\u2019s\u00a0Idil Cabdulqaadir, balse waxaa lala xiriirinayaa inay ka dambeeyso\u00a0tallaabada Jeneral Darwiish uu ku doonayo inuu ku xirxiro masuuliyiinta\u00a0iyo wax garadka taageeray go\u2019aankii dhowaan ay soo saareen salaadiinta\u00a0iyo duubyada beelaha Harti, kaasoo ay ku sheegeen inay kalsoonidii\u00a0siyaasadda ee Harti ee Darwiish ay kala laabteen.<\/p>\n<p>Waxaana markii uu soo baxay go\u2019aankaasi magaalada Kismaayo laga\u00a0masaafuriyay suldaankii guud ee beesha Harti, Sidoo kale waxaa Isla Kismaayo ku xiran Nabadoonkii Guud ee Beesha Ciise Maxamuud ee Jubooyinka Cabdilaahi Bille.<\/p>\n<p>Xariga loo geystay Dr\u2019s Idil waxaa cambaareeyay cuqaasha iyo waxgaradka\u00a0ku dhaqan magaalada Kismaayo, waxaana ay ku tilmaameen mid sharci darro<br \/>\noo meel ka dhac ah.<\/p>\n<p>Dr\u2019s Idil Cabdulqaadir Xaaji Xuseen ayaa ahayd gabadh aqoonyahanad ah oo\u00a0kaalin muuqata ka qaadatay dhismaha maamulka Jubbaland.<\/p>\n<figure id=\"attachment_39606\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-39606\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Idil-oo-la-sawiran-Mr-Key-iyo-guddiga-dastuurka-jubbaland.jpg?resize=480%2C320\" alt=\"Idil oo la sawiran Mr Key iyo guddiga dastuurka jubbaland\" width=\"480\" height=\"320\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Idil oo la sawiran Mr Key iyo guddiga dastuurka jubband<\/figcaption><\/figure>\n<p>Xigasho Puntlandpost<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa xalay ku hoyatay Gabadh lagu magacaabo Dr\u2019s Idil&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18382","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1631,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18382","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18382"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18387,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18382\/revisions\/18387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}