{"id":18490,"date":"2016-03-02T13:09:13","date_gmt":"2016-03-02T12:09:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18490"},"modified":"2016-03-02T13:09:13","modified_gmt":"2016-03-02T12:09:13","slug":"sawiro-soomaaliya-oo-ka-mid-noqotay-guddiga-fulinta-hayadda-acsad-ee-jaamacadda-carabta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18490","title":{"rendered":"Sawiro: Soomaaliya oo ka mid noqotay guddiga fulinta Hay\u2019adda ACSAD ee Jaamacadda Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Shirkii Golaha Guud ee Xarunta Daraasaadka degaanada qalalan iyo dhulka Qarfaha ee raacsan Jaamacadda Carabta ayaa saaka ka furmay\u00a0 hoolka shirarka ee Hotel Sofitel Qaahira dalka Masar,<\/p>\n<p>Kulanka\u00a0waxaa guddoominayay Wasiirka Beeraha &amp; Xanaanada Xoolaha ee Masar Dr Cisaan Faayed iyo Agaasimaha Guud ee \u00a0Hay\u2019adda \u201cACSAD\u201d oo \u00a0Jaamacadda carabta u qaabilsan Cilmi baarista Deegaannada qallalan iyo Dhulka qarfaha Dr Rafiiq Saalix ,waxaa lagu soo bandhigay warbixinno iyo daraasaad ku saabsan shaqooyinka xarunta ee ka hortagga abaaraha,nabaad guurka iyo horumarinta daraasaadka ku saabsan daaqa,xoolaha iyo biyaha.<\/p>\n<p>Soomaaliya Shirka waxa uga qaybgalay Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Siciid Xuseen Ciid iyo Wafdi la socday oo ay ka mid yihiin agaasimaha cilmibaarista iyo Barotolka Wasaaradda Dr.Mursal Xaaji Craxman iyo Eng.Maxamed Claahi Muumin madaxa Waaxda qorsheynta iyo tababarada Wasaaradda.<\/p>\n<p>Shirka\u00a0oo ahaa mid muhiim ah Soomaaliya waxay ku guuleysatay in loo doortay xubnaha \u00a0Guddiga Fulinta ee labada Sano ee socota,Waxaa kaloo go,aanadii lagu gaaray kamid ahaa in Xarunta ACSAD si dhakhso ah uga howlgasho Soomaaliya dhamaan mashaariicda xaruntaasi ee kala duwan khuseayana Xoolaha iyo Wax-soosaarka sida xoolaha,ka hortagga nabaad guurka horumarinta calafka xoolaha,horumarinta dhallanrogga iyo bacriminta xoolaha,ka faaiideysiga biyaha dhirta iyo daaqa.<\/p>\n<p>Shirkaasi dib waxaa \u00a0loogu doortay agaasimihii Guud ee ACSAD Dr Rafiiq Saalix oo si kumeel gaar ah loo doortay\u00a0\u00a0in markii sadexaad uu xilkaan qabto.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii shirkaas waxaa goob joog ahaa\u00a0wasiirrada Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ee dalalka Jaamcadda Carabta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-296423\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/SHF7742-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/SHF7742-1-300x201.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/SHF7742-1.jpg 640w\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"428\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-296424\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/SHF7766.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/SHF7766-300x201.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/SHF7766.jpg 640w\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"428\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-296426\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085826.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085826-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085826-580x326.jpg 580w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085826-174x98.jpg 174w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085826.jpg 640w\" alt=\"20160301_085826\" width=\"640\" height=\"360\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-296427\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085921.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085921-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085921-580x326.jpg 580w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085921-174x98.jpg 174w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/20160301_085921.jpg 640w\" alt=\"20160301_085921\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-296428\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/DSC_0004.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/DSC_0004-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/DSC_0004.jpg 640w\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"425\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-296429\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/DSC_0106.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/DSC_0106-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/DSC_0106.jpg 640w\" alt=\"????????????????????????????????????\" width=\"640\" height=\"425\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii Golaha Guud ee Xarunta Daraasaadka degaanada qalalan iyo dhulka Qarfaha ee raacsan Jaamacadda Carabta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1387,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18490"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18494,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18490\/revisions\/18494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/18491"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}