{"id":18656,"date":"2016-03-08T12:22:39","date_gmt":"2016-03-08T11:22:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18656"},"modified":"2016-03-08T12:22:39","modified_gmt":"2016-03-08T11:22:39","slug":"sawirromadaxweyne-ku-xigeenka-dawladda-puntland-ahna-kusimaha-madaxweynaha-oo-xafiiiskii-ku-qaabilay-wafti-ka-socdey-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18656","title":{"rendered":"Sawirro:Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha oo Xafiiiskii ku qaabilay Wafti ka socdey Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay Wafti uu hoggaaminayo \u00a0madaxa xafiiska siyaasadda ee midowga Yurub.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Wafdigii ka socdey midowga Yurub ayaa waxay \u00a0sheegeen in ay Puntland ka caawin doonaan \u00a0hannaanka dimuqraadiyaynta Puntland ama hannaanka axsaabta badan maadaama dhowaan ay \u00a0Dawladdu magcawday guddigii doorashooyinka Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waftiga ayaa sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha waxay kala hadleen geeddi-socodka Doorashooyinka 2016-ka iyo mawqifka Puntland ee hannaanka doorashooyinka 2016-ka.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar ayaa waftigii ka socdey midowga Yurub u sheegay\u00a0 in dawladda Puntland ay ku shaqayso rabitaanka shabkeeda isla markaana shacabka Puntland ay hore u caddeeyeen dareenkooda ku aadan in dalka dib loogu celiyo hannaankii awood qaybsiga qabiilka ee 4.5, kaas oo waddanka hore u soo ragaadiyey, isla markaana aanay jirin haba yaraatee \u00a0wax iska beddeley go\u2019aankaasi.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Kusimaha Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in hannaanka awood qaybsiga qabiilka ee 4.5 aanay wax dan ahi ugu jirin guud ahaan ummadda Soomaaliyeed isla markaana uu haddii la oggolaado meesha ka saari doono rajadii laga qabey helitaanka qaranimo Soomaliyeed oo \u00a0markale cageheeda isku taagta isla markaana haysata kalsoonida shacabkeeda.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waftiga ayaa muddo kooban \u00a0ku sugnaan doona magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntland waxaanay kulamo la qaadan doonaan muddada ay joogaan\u00a0 Golaha Wakiillada Puntland, Wasaaradda Dastuur, Wasaaradda Amniga iyo guddiga doorashooyinka Dawladda Puntland ee dhowaan la magcaabay.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-3.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18657\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18657\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-3.jpg\" alt=\"215-3\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-3a.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18658\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-3a.jpg\" alt=\"215-3a\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-3b.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18659\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-3b.jpg\" alt=\"215-3b\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18656","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1298,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18656"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18660,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18656\/revisions\/18660"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}