{"id":18703,"date":"2016-03-09T20:04:56","date_gmt":"2016-03-09T19:04:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18703"},"modified":"2016-03-09T20:04:56","modified_gmt":"2016-03-09T19:04:56","slug":"daawo-xildhibaan-dani-oo-lacag-aad-u-yar-ugu-deeqay-dadka-ay-abaaruhu-saameeyeen-ee-g-karkaar-isagoo-rw-cumar-ka-roonaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=18703","title":{"rendered":"Daawo: Xildhibaan Dani oo Lacag aad u yar ugu deeqay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee G.karkaar, isagoo RW Cumar ka roonaaday"},"content":{"rendered":"<p>9 Marso 2016 (Puntlandes) Siciid C\/llaahi Dani\u00a0oo ka tirsan Baarlaamka DFS ayaa maanta ugu deeqay Lacag aad u yar ugu deeqay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Gobolka uu kasoo jeedo ee karkaar, taasoo uu cadadkeedu ahaa 3000doolar kaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-4e.png\" rel=\"attachment wp-att-18704\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18704\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-4e.png\" alt=\"215-4e\" width=\"648\" height=\"424\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaan\u00a0Dani oo horayna usoo noqday dawlada Xasan Sheekh Wasiirka Qorshaynta ayaan wax taageero ah Puntland iyo gobolka uu kasoo jeedo ee Karkaar ka helintii intii Xildhibaanka iyo Wasiirka ka ahaa dawlada Xasan Sheekh ee Xamar.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan inuu ka tirsan yahay\u00a0Dani Kooxda Arxan laawayaasha ah ee DAMUL JADIIDee ka talisa Villa Somalia jhadana u ordaysa sidii ay xukunka dib ugu soo noqon lahayd.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee waxa uu Xildhibaan\u00a0Dani 3 iyo eber kaga Guulaystay oo xaagaagii \u00a0yaraa ee uu maanta soo Raysul Wasaaraha dawaladda Xasan Sheekh, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo isna kasoo jeeda Gobolka Karkaar laakiin inuu dhib u gaysto maahee aan Xataa 3000 doollar kasoo gaarin.<\/p>\n<p>Khaladka\u00a0Dani iyo Cumar ma laha ee waxaa leh 4.5ta ay boosaska ku joogaan!!!<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fdRDze26YLc\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 Marso 2016 (Puntlandes) Siciid C\/llaahi Dani\u00a0oo ka tirsan Baarlaamka DFS ayaa maanta ugu deeqay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-18703","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1449,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=18703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18705,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/18703\/revisions\/18705"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=18703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=18703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=18703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}