{"id":19008,"date":"2016-03-17T13:04:06","date_gmt":"2016-03-17T12:04:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19008"},"modified":"2016-03-17T13:04:06","modified_gmt":"2016-03-17T12:04:06","slug":"deg-deg-faahfaahin-ku-saabsan-dagaalka-godobjiiraan-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19008","title":{"rendered":"DEG DEG: Faahfaahin ku saabsan Dagaalka Godobjiiraan ka socda"},"content":{"rendered":"<p>17 Marso 2016 (Puntlandes) \u00a0Abaaro duhurnimadii maanta ayaa dagaal xoogan oo u dhaxeeya Puntland iyo Alshabab ka qarxay deegaan lagu magacaabo Bad-qado oo 40 KM u jirta degmada Godob jiraan ee gobolka Nugaal<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-8b.png\" rel=\"attachment wp-att-18857\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18857\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-8b.png\" alt=\"215-8b\" width=\"622\" height=\"436\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa ah mid ka xoogan midkii shalay marka la barbar dhigo tirada maleeshiyada Alshabab oo ka badan kuwii shalay ciidanka Puntland kula dagaalameen deegaanka Suuj<\/p>\n<p>Wararka aanu ka helayno dadka deegaanka dagaalku ka socdo waxa ay sheegayaan in dagaalka ay ku gacan sareeyaan ciidanka Puntland kuwaas oo madaafiicda goobta iyo hubka noocyadiisa kala duwan u isticmaalaya maleeshiyadda Alshabab ee ay dagaalka kula jiraan<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidanka Puntland ayaa guulo la taaban karo kasoo hooyay dagaalkii shalay ay kula galeen maleeshiyo ka tirsan Alshabab deegaanka Suuj ee ka tirsan tuulada Garmaale Gobolka Nugaal<\/p>\n<p>Dagaalka Bad-qado oo ilaa iyo hadda soconaya lagama hayo faahfaahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay<\/p>\n<p>Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Marso 2016 (Puntlandes) \u00a0Abaaro duhurnimadii maanta ayaa dagaal xoogan oo u dhaxeeya Puntland iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19008","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1807,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19009,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19008\/revisions\/19009"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}