{"id":19072,"date":"2016-03-18T19:42:08","date_gmt":"2016-03-18T18:42:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19072"},"modified":"2016-03-18T19:42:08","modified_gmt":"2016-03-18T18:42:08","slug":"xog-gudoomiyaha-g-mudug-uga-xog-waramay-puntlandes-com-hawlgalka-alshabaab-sifaynta-ah-ee-puntland-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19072","title":{"rendered":"XOG: Gudoomiyaha G Mudug uga Xog waramay Puntlandes.com Hawlgalka Alshabaab Sifaynta ah ee Puntland ka socda"},"content":{"rendered":"<p>18 Marso 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif oo ku sugan caawa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxayna wax ka waydiisay Hawlgalka Alshabaab Sifaynta ah ee ay Ciidama Difaaca Puntland kula dagaalamayaan Alshabaabka sida dhuumashada ah kusoo galay Xeebaha Puntland gaar ahaan Gobolada Mudug iyo Nugaal.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/206.png\" rel=\"attachment wp-att-17567\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-17567\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/206.png\" alt=\"206\" width=\"579\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/206.png 697w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/206-300x193.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/206-292x188.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/206-638x411.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/206-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 579px) 100vw, 579px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa ugu horayn u sheegay\u00a0Warbaahinta Puntlandes inuu magaalada Gaalkacyo soo gaaray saaka Subixii markay saacadu ahayd 2 saac oo subaxnimo, isagoo ka yimid Aaga Furinta ee Deegaanka Kulub iyo Bad-qabo oo shalay ay dagaalo Culus ka dheceen.<\/p>\n<p>Gudoomiye Xasan ayaa Warbaahinta Puntlandes u sheegay inaysan maanta wax dagaal ah ka dhicin Aagaas, laakiin Jab xun loo gaystay Shalay lagana durkiyey meeshii ay ku sugnaayeen cadawgu. Gudoomiyaha ayaa waxa uu intaas kusii daray in dhawaan lasoo Afmeeri doono\u00a0Hawlgalka Alshabaab Sifaynta ah ee ay Ciidama Difaaca Puntland wadaan.<\/p>\n<p>Mar ay\u00a0Warbaahinta Puntlandes waydiisay waxa uu kasoo doonay Gaalkacyo iyadoo uu socdo Hawlgalkaas ayuu wuxuu ku jawaabay &#8220;waxaan Gaalkacyo u imid Abaabul iyo Shaqo ee saas ula socda&#8221;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Marso 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1574,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19072"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19073,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19072\/revisions\/19073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/17567"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}