{"id":19114,"date":"2016-03-19T14:30:34","date_gmt":"2016-03-19T13:30:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19114"},"modified":"2016-03-19T14:30:34","modified_gmt":"2016-03-19T13:30:34","slug":"dhagayso-wararkii-u-dambeeyey-ee-hawlagaladii-ka-socda-puntland-ilaa-iminka-oo-uusan-dagaal-dhicin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19114","title":{"rendered":"Dhagayso: Wararkii u dambeeyey ee Hawlagaladii ka socda Puntland &#038; ilaa iminka oo uusan dagaal dhicin"},"content":{"rendered":"<p>19 Marso 2016 (Puntlandes) \u00a0Wararkayagii saaka ayaanu waxaanu ku sheegnay in Dagaalka culus uu ka bilowday deegaanka\u00a0<a style=\"font-weight: inherit; font-style: inherit;\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/gawl?source=feed_text&amp;story_id=801487156623612\">\u202a<\/a>GAWL\u00a0oo u dhaxeeya degmada Garacad iyo Degaanka Kulub, halkaaso ay saacadihii u dambeeyey ku sugnaayeey Malayshiyadii Alshabaabka, waxaana ka bixinaynaa Cudurdaar iyadoo warkaas uu ahaa Xabado ay Ciidanka Difaacu u riden mar ay ka shakiyeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/158ab.png\" rel=\"attachment wp-att-18889\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18889\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/158ab.png\" alt=\"158ab\" width=\"669\" height=\"436\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhanaka kele idaacadda VOA ayaa waxay ka diyaarisay Warbixin xaaladii u dambaysay ee Hawlgala Puntland ka socda<\/p>\n<p>Dhagayso Warbixinta VOA<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-19114-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_warbixin_VOA.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_warbixin_VOA.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_warbixin_VOA.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0Wasiirka Amniga &amp; Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland oo Garacad Gaaray<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka Ammaanka Dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab iyo Taliyaha guud ee Ciidanka Difaaca Puntland Generaal Siciid dheere ayaa Garacad waxay gaareen Degaanka Garacad, waxayna u kuurgalayaan xaaladda dagaalka ee ka jirta deegaanka Kulub.<\/p>\n<p>Waxaa iyana maanta halkaas gaaray Ciidamo ka mid ah Ciidanka Difaaca Puntland kuwaasoo ah kuwo aad u xoog badan l\u00f3oga geeyey Degaanadaas inay ka qayb qaataan Hawlgalka Balaaran ee ay wadaan Ciidanka Difaaca Puntland.<\/p>\n<p><strong>\u00a0Alshabaab oo lasoo sheegay inay Qasheen laba Dameer<\/strong><\/p>\n<p>Malayshiyada Alshabaab ee Dhuumaalaysiga kusoo galay Degaanada Kulub ee Puntalbd iyagoo maalmihii u dambeeyey halkaasi ku Dhuumaalaysanayey waxaa lasoo derintay Saad la\u2019aan ama Cunno la\u2019aan iyadoo ay ka dhamaatay sahaydii yarayd ee ay wateen.<\/p>\n<p>Reer miyi la kulmay ayaa waxay soo sheegeen in ay arkeen Alshabaab labo dameer intay Qabsadeen qalanaya.<\/p>\n<p>Tani waxay noqonaysaa wax ku cusub Dhaqanka Soomaalida in Dameer la cunno.<\/p>\n<p>Puntlandes,com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Marso 2016 (Puntlandes) \u00a0Wararkayagii saaka ayaanu waxaanu ku sheegnay in Dagaalka culus uu ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19114","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1830,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19114"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19116,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19114\/revisions\/19116"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}