{"id":19117,"date":"2016-03-19T14:43:17","date_gmt":"2016-03-19T13:43:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19117"},"modified":"2016-03-19T14:44:27","modified_gmt":"2016-03-19T13:44:27","slug":"dhagayso-xasan-sheekh-dagaalka-shabaab-ay-ka-wadaan-puntland-dowlad-ahaan-nooga-ma-duwana-kuwa-ay-ka-wadaan-gobollada-hiiraan-shabeelaha-dhexe-kuwa-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19117","title":{"rendered":"Dhagayso: Xasan Sheekh \u201cDagaalka Shabaab ay ka wadaan Puntland dowlad ahaan nooga ma duwana kuwa ay ka wadaan gobollada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe &#038; kuwa kale\u201d"},"content":{"rendered":"<p>19 Marso 2016 (Puntlandes) \u00a0Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa si cad ugu Sheegay maanta in dagaallada maleeshiyada Al-Shabaab ay ka wadaan deegaanno ka tirsan dowlad Puntland aysan waxba ka duwanayn kuwa ay ka wadaan gobollada kale ee dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-b.jpg\" rel=\"attachment wp-att-18745\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-18745\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/215-b.jpg\" alt=\"215-b\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa yiri \u201cDagaalka Nabad diidka Shabaab ay ka wadaan Puntland dowlad ahaan nooga ma duwana kuwa ay ka wadaan gobollada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe iyo kuwa kale\u201d<\/p>\n<p>Xasan oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri \u201cShacabka reer Puntland sida ay ugu midoobeen la dagaallanka Al-Shabaab waan idinku bogaadinayaa\u201d<\/p>\n<p>Dhagayso Xasan Sheekh oo maanta ka hadlay Shir uu usoo xiray Degmooyinka Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ee hoos yimaada isagoo caawimaad ka helaya AMISOM<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-19117-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_Xasan_Sheekh.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_Xasan_Sheekh.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_Xasan_Sheekh.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h3><strong>Wariirka Warfaafinta DFS oo qiraya inay Ogaayeen Tagida Alshabaab ee Puntland<\/strong><\/h3>\n<p>Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta Xakuumada Soomaaliya Maareeye ayaa qirtay oo sheegay in DFS ay wax ka ogeed in ay Al-Shabaab tagayaan Dhulka Puntland<\/p>\n<p>Dhagayso Maareeye oo arinkaas ka hadlaya<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-19117-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_DFS_oo_qiratay.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_DFS_oo_qiratay.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_DFS_oo_qiratay.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Iyadoo awal uu jiray shaki ah inay DFS ka dambayso amaba ay ogayd DFS inay Malayshaadka Alshabaab ay duulaan ku yihiin Puntland ayaa waxaa wax laga Yaabo ah in Xasan Sheekh yiraahdo Meelo Alshabaab hoy u ah iyo Puntland oo iminka ay duulaan kusoo qaadeen!!!<\/p>\n<h3><strong>Hadalka Xasan Shaki wayn buu abuurayaa<\/strong><\/h3>\n<p>Hadalka Xasan Sheekh ee maanta wuxuu Xoojinayaa inuu Isleeyahay ama ay la tahay AMISOM gee Puntland si ay kuu hoos timaado!!<\/p>\n<p>Laakin waxaa fiican inuu RIYO beena ku jiro, aysana taasi ahayn mid dhacaysa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Marso 2016 (Puntlandes) \u00a0Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa si cad ugu Sheegay maanta in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19117","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1447,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19117"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19122,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19117\/revisions\/19122"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}